Advertisement

Xamze Cabdi-Barre oo goor dhaw Muqdisho ku soo laabtay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya muddadii u dhexeysay 6-da ilaa 11-ka May, ayaa maanta dalka...

Alshabaab watay walxaha qarxaha oo lagu qabtay Boosaaso+SAWIRRO

0
Boosaaso: Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay sharwade ku hubaysan Walxaha Qarxa, kaasi oo...

Taliye Sulub oo shir gudoomiyay kulanka Amniga Qaranka+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Shir Gudoomiyaya Shirka Amniga Dalka Gaar ahaan Caasimada oo Mudooyinkii Dambe Wanagsanaa Amnigeeda, Ugu Horeetii Mar Marka uu Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed uu...

Maxaa ka jira in Dowladu u yeertay Sarkaal goor dhaw lagu qarxiyay Muqdisho.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw qarax ku dhaawacmay Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo lagu magacaabo Jenaraal Xasan Maxamed Jaamici kaasoo ka yimid deegaanada Galmudug. Gaari Sarkaalkaani la socday ayaa qarax lala helay...

Ruushka oo 14 sano oo xarig ah ku xukumay saynisyahan caan ah oo gantaalada...

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Dowlada Ruushka ayaa 14 sano oo xarig ah ku xukuntay saynisyahan caan ah oo farsameeya gantaalaha hypersonic. Anatoly Maslov oo ka mid ah saynisyahanada caanka ah oo Ruushka u dhashay  ayaa...

Siyaasi Taliyayaasha qaarna amaanay kuwana soo jeediyay xilka laga qaado

0
Siyaasiga Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Cali Yarre Cali oo baaha bulshadana aad u isticmaala ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceboob wuxuu  soo jeediyay in xilka laga qaado Taliyayaasha...

Dalal ka tirsan Yurub oo maanta si rasmi ah u aqoonsanaya Dowlad-nimada Falastiin

0
Maanta oo ku beegan 28-ka May waa maalintii ay balan qaadeen dalalka Ireland, Norway iyo Spain inay si rasmi ah u aqoonsan doona dowladda Falastiin. Dowladahaan ayaa aaminsan in aqoonsigaan uu soo...

Wasiirka Isgaarsiinta oo shir kale muhiim ah kaga qeybgalay Magaalada Geneva

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo ka qeyb-galay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ee Artificial intelligence (AI). Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali) ayaa Magaalada Geneva kaga qeyb- galay...

Xasan Sheekh iyo Antony Blinken maxay ka wada hadleen

0
Muqdisho, 1 June 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka telephone-ka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken, ayaa ka wadahadley xiriirka labada...

Xamaas oo ka hadashay tacdiga xabsiyada Yuhuuda loogu geysto Falastiiniyiinta

0
BEIRUT (DAYNIILE.COM)-Osama Xamdaan oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xamaas oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beirut ayaa ka hadlay xaaladda maxaabiista Falastiiniyiinta ee ku xiran xabsiyada Israa’iil. Hamdan waxa...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best Android phone 2024: Affordable, mid-range and high- …

0
In the ever-evolving international of generation, Android phones preserve to push obstacles with their cutting-edge functions, effective performance, and smooth designs. Whether you’re upgrading...