Xaaladda Gaalkacyo oo Degan Kadib Israsaasayn Dhexmartay Ciidamada iyo Kooxo Hubaysan
Ciidamada booliska ee maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa ka hortagay kooxo hubaysan oo la sheegay inay qalqal amni ka abuuri rabeen magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca Koonfureed.
Kooxaha hubaysan ayaa rasaas ku...
Muwaadin Somaliyed oo lagu dilay Dalka Koofurta Sudan
JUBBA (DAYNIILE.COM)-Safiirka Soomaaliya ee Dalka Koofurta Sudan ayaa ka hadlay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalkaasi K/sudan kaasoo lagu magacaabi jirey Sayid Cali-Caraaye Rabi ha u naxariistee.
MuwaadinkaAN Soomaaliyeed kooxo baangado hubeysnaa ...
Dowlada Somalia oo ka carootay diyaarada Kenya laga leeyahay ee hawada somalia ku soo...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya ayaa maanta si degdeg ah u yeertay safiirka Kenya u fadhiya Somalia kadib markii ay soo baxday in diyaarad qaas ah maanta Kismaayo ka qaaday Axmed...
Muxuu yahay amarka qarsoon ee Bajaaj-leyda Muqdisho la dul dhigay .
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhaqan galay amar aan hore saxaafada loola wadaagin kaasoo si gaar ah loo dul dhigay dhalinyarada ku shaqeysata Mootada sedexda lugood leh ee loo yaqaan...
Midowga Yurub oo u diyaariyay Ciidamada Somalia ee Ilaaliya Xeebaha howlgalo inay fuliyaan+SAWIRRO
Taliska Ilaalada Xeebaha Boliiska Soomaaliyed iyo Markabka Dagaalka SANTA MARIA F-81 ee Howlgalka Midowga Yurub ee Atlaanta ayaa wadajir u fuliyey Tababar kor loogu qaadayo Fulinta Sharciga Badda iyo kobcinta awoodda...
Gobolka ugu horeeya ee laga bilaabi doonaa musaafurinta soo-galootiga marka uu Isniinta xilka la...
XIGASHOBBCSOMALI
Howlgalada lagu soo qabqabanayo iyo masaafurinta muhaajiriinta ugu nool Mareykanka sida sharci -darada ah ayaa lagu wadaa inay bilaabato maalinta ugu horeysa ee uu si buuxda xukunka ula wareego madaxwaynaha cusub...
Shir u dhexeeya Dowlada dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay+SAWIRRO
Kuxigeenka Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐣𝐚𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝, ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho shir muhiim ah oo socon doona muddo shan maalmood ah. Shirka waxaa ka...
Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay dalka dibadiisa u safray tan iyo dib u...
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la soo sheegayaa inuu maanta u safray dalka dibadiisa gaar ahaana Dalka Kenya.
Safarkaan ayaa imaanaya kadib hadal heyn badan oo...
Saan saan Colaadeed oo laga dareemayo magaalada Muqdisho iy
https://youtu.be/3HDoT5Q090M?si=miow79W1-ezEo0R3
Dowlada oo shaacisay in la bilaabay daabicidda Kaarka Aqoonsiga Qaranka+SAWIRRO
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka (NIRA) ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah loo bilaabay daabicidda Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
Hay'adda ayaa sheegtay in dadkii hore isu diiwaangeliyay loo diri doono farriin...