Diyaarad laga leeyhay Kenya ayaa markale Masuul Jubalaand ka tirsan goor dhaw garoonka Kisaamyo...
Diyaarad Ciidan oo ay leedahay dowladda Kenya ayaa goordhow Garoonka Kismaayo ka qaaday mas’uuliyiin katirsan Jubbaland waxayna ka dejisay degmada Doolow ee gobalka Gedo.
Kenya, ayaa maalintii shalay aheyd Kismaayo diyaarad gaar...
Maqaal: Wasiir dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa loo magacaabay wiil uu dhalay xil muhiim &...
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari , ayaa wiil 22-sanno jir ah uu dhalay waxaa loo magacaabay Agaasimaha waaxda Sharciyada iyo heshiisyada Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kaddib markii Abshir Bukhaari...
Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ?
Caalamka
Jannaayo 19, 2025
Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo dagaal lagu hoobtay uu ka socday halkaas.
Dhexdhaxaadiyaasha...
Waa sidee xaalada Gaza ee Falastin maxaase ka hirgalay Xabad joojintii lagu balansanaa
https://youtu.be/W-XsAHMuVb0?si=_yH8V-eHUUQVUoNL
Wasaaradda Ganacsiga oo Ganacsatada la kaashaneyso dib u hirgelinta Warshadihii Dalka uu lahaa
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa.
Cismaan...
Warbixin: Safarka Axmed Madoobe ee Nairobi ma abuuri karaa khilaaf ka dhex dhasha Soomaaliya...
Safarka Madaxweynaha dib u doorashadiisa diiday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu ku tagay Magaalada Nairobi ayaa abuuray buuq ka dhex dhashay Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Sida ay...
Waa sidee xaalada Gaza ee Falastin maxaase ka hirgalay Xabad joojintii lagu balansanaa
https://youtu.be/W-XsAHMuVb0?si=Ar22NTZrMEcGNNsl
Mudo-xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii dhawaanaya bar dhamaadka
15 ka May 2025 oo iminka kaliya ay ka harsan tahay wax aan ka badned 4 Bil waxaa u Buuxsami Doonto Sanadkii Sedexaad Ee Mudo Xil heyntiisa Dastuuriga halka May 2026...
Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Uu Dhisayo Ciidan Millateri oo Xoog Leh
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu dhisi doono ciidan millateri ah oo si fiican u tababaran, hub casri ahna ku qalabaysan.
Madaxweynaha oo shir la qaatay saraakiisha ugu...
Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay gaari hub u siday kooxda Al-shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka oo ka duulaya Xogo ay shacabaka ka heleen ayaa howgal ka dhacay deegaanada Baar- dheere ee Gobalka Hiiraan ku soo qabtay gaari saanad ciidan u weday kooxda Al-shabaab.
Taliska...