Soomaaliya laga soo billaabo 54-tii oo ay Soomaaliya ma helin hanaan dowladeed wanaagsan
https://youtu.be/HApW78p7xd4?si=9qvRx6Pf-ukscFuU
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Jig-jiga
JIG-JIGA (DAYNIILE.COM)-Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta gaaray Magaalada Jig-jiga ee xarunta Dowlad deegaanka Itoobiya halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Boqolaal dadweyne ah ayaa Abiy Axmed uga hor...
Maamulka Degmada Balad-xaawo oo soo saaray awaamiir dhanka Amniga ah
BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Hay'adaha amniga iyo Maamuulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa saaray awaamiir cusub oo lagu sugayo amniga Magaaladaasi.
Amarkaan ayaa laga soo saaray kadib shirka amniga oo ay isugu yimaadeen maamulka...
Dowlada Somalia oo gar-gaar raashin gaarsiisay magaalada Laasacaanood
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo dadaal xooggan ku bixineysa yareynta saameynta taban ee ka dhalatay abaarta La-nina ee ku dhufatay dalka, ayaa gargaar banii’aadannimo oo isugu jira nuucyada kala duwan ee raashinka...
DEG DEG: Askar lagu dilay Magaalada Muqdisho
Oodweyne, Deyniile waxaa hal goob lagu wada tooktey labo askari balse mid kamid ah ayaa la xaqiijiyay inuu dhaawac yahay waloow dhimasho markii hore hore lagu tirinayay.
Labadaba qoryihii ay wateen ayaa...
Faalo Jiritaanka Qaranka Soomaaliya laga soo billaabo 54-tii oo ay Soomaaliya ma helin hanaan...
https://youtu.be/HApW78p7xd4?si=2s62a-GS5wS_v44M
Qaab-dhismeedka Kooxda Daacish Soomaaliya iyo Qabiillada Hoggaanka Kooxda
1) Cabdulqaadir Muumin Yuusuf; Majeerteen, Cali Saleebaan.
Waa aas-aasaha iyo aabaha kooxda Daacish Soomaaliya, iyo Amiirka Daacishta Bariga iyo Bartamaha Afrika. Waa wadaad, oday dhaqameed, iyo qurbajoog hore oo Reer Sweden waxuuna...
In kasta oo Qasa ay mudaaharaadyo sameeyeen, Biden waxa uu u soo diraya Israa’iil...
Horaan waxaan u sheegnay maamulka madaxweyne Joe Biden inuu qorsheynayo inuu Israel siiyo $8bn oo kale oo hub ah oo ay ka iibiso Israel.
Iyada oo wajahaysa dhaleecayn caalami ah, Washington waxay...
Madaxda Soomalida maxay u jecel yihiin Etoobiyaanka yaase keenay Etoobiya
https://youtu.be/cRDYURcWXkI?si=YCDlm4NxKt5f5loS
DAAWO: Maxaa kala heysta Alshabaab iyo Macawisleyda bariga Galgaduud
GALCAD (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa amaan kala dul dhacday macawisleyda bariga Gobolka Galgaduud gaar ahaan reerka uu ka dhashay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud kuwaasoo dagaalo xooggan kula jira Kooxda Alshabaab.
Warbaahinta qaranka...