Advertisement

Cali Guud-laawe oo tababar  u soo xirey ciidamo ka tirsan Daraawiishta Hirshabeelle+SAWIRRO

0
Jowhar, 19-Janaayo-2025: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo gunaanuday tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee Daraawiishta Hirshabeelle kuwaas oo qeyb ka noqonayo...

Diyaarad laga leeyhay Kenya ayaa markale Masuul Jubalaand ka tirsan goor dhaw garoonka Kisaamyo...

0
Diyaarad Ciidan oo ay leedahay dowladda Kenya ayaa goordhow Garoonka Kismaayo ka qaaday mas’uuliyiin katirsan Jubbaland waxayna ka dejisay degmada Doolow ee gobalka Gedo. Kenya, ayaa maalintii shalay aheyd Kismaayo diyaarad gaar...

Maqaal: Wasiir dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa loo magacaabay wiil uu dhalay xil muhiim &...

0
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari , ayaa wiil 22-sanno jir ah uu dhalay waxaa loo magacaabay Agaasimaha waaxda Sharciyada iyo heshiisyada Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kaddib markii Abshir Bukhaari...

Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ?

0
Caalamka Jannaayo 19, 2025 Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo dagaal lagu hoobtay uu ka socday halkaas. Dhexdhaxaadiyaasha...

Waa sidee xaalada Gaza ee Falastin maxaase ka hirgalay Xabad joojintii lagu balansanaa

0
https://youtu.be/W-XsAHMuVb0?si=_yH8V-eHUUQVUoNL

Wasaaradda Ganacsiga oo Ganacsatada la kaashaneyso dib u hirgelinta Warshadihii Dalka uu lahaa

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa. Cismaan...

Warbixin: Safarka Axmed Madoobe ee Nairobi ma abuuri karaa khilaaf ka dhex dhasha Soomaaliya...

0
Safarka Madaxweynaha dib u doorashadiisa diiday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu ku tagay Magaalada Nairobi ayaa abuuray buuq ka dhex dhashay Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Sida ay...

Waa sidee xaalada Gaza ee Falastin maxaase ka hirgalay Xabad joojintii lagu balansanaa

0
https://youtu.be/W-XsAHMuVb0?si=Ar22NTZrMEcGNNsl

Mudo-xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii dhawaanaya bar dhamaadka

0
15 ka May 2025 oo iminka kaliya ay ka harsan tahay wax aan ka badned 4 Bil waxaa u Buuxsami Doonto Sanadkii Sedexaad Ee Mudo Xil heyntiisa Dastuuriga halka May 2026...

Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Uu Dhisayo Ciidan Millateri oo Xoog Leh

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu dhisi doono ciidan millateri ah oo si fiican u tababaran, hub casri ahna ku qalabaysan. Madaxweynaha oo shir la qaatay saraakiisha ugu...
- Advertisement -

APLICATIONS

Dowlada Soomaliya oo 3000 Ciidamo Etoobiyaan ah u ogolaatay Soomaliya iyo...

0
Dowalada Somalia ayaa la sheegay inay Itoobiya u ogolaatay ciidamo 3-kun ah inay kaga qeyb qaataan howlgalka cusub ee badalaya kii Midowga Arika ee...