Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza
Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan 70 falastiiniyiin ah 30 weerar oo kala duwan oo ka dhacay Marinka Gaza Sabtidii, sida ay sheegeen dhakhaatiirta iyo shaqaalaha gurmadka, iyadoo dhibanayaasha ay ku...
Dowlada Somalia oo shaacisay qiimaha xajka lagu tagayo sanadkaan
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Faderaalka Soomaaiya ayaa shaacisay qiimaha adeegga Xajka ee sanadka 1446 H/ ee waafaqsan 2025, iyadoo qiimaha laga dhigay $ 4604 oo dollar.
Taliyaha Booliiska iyo Safiirka Kenya maxay ka wada hadleen
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle.
Soo dhaweyn kadib Ambassadorka ayaa Taliyaha uga mahadceliyey soo...
Shaqaale Dowladeed oo lagu laayay meel aad ugu dhaw Adis-adaba
Kooxo hubeysan oo ka tirsan Jab-hada Oromada ayaa la soo sheegayaa inay dileen masuuliyiin ka tirsan Dowalda Itoobiya.
Dilka ayaa ka dhacay sida la soo warinaayo Gobalka Waqooyiga Shewa ee Deeganka Oromiya...
Gacansatada shidaalka ee Puntland oo ka cabanaya cabshuur kordhin kaga timid maamulka.
BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Ganacsatada daabusha shidaalka deegaanada Puntland ayaa ka cabanaya masuuliyiinta Maamulka kaasoo saacadihii ugu dambeeyay canshuur kordhin ku soo rogay shidaalka.
Qaar badan oo ka mid ah baabuurta qaadda shidaalka ayaajoojiyay shaqada...
Soomaaliya laga soo billaabo 54-tii oo ay Soomaaliya ma helin hanaan dowladeed wanaagsan
https://youtu.be/HApW78p7xd4?si=SwNoR83TmdkgVxiN
War deg deg ah Sheikh Shariif Xasan Cali Kheyre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo...
Madaxweynihii hore ee Soomaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa digniin adag u diray ganacsatada ay Xasan Sheikh Maxamuud...
Soomaaliya laga soo billaabo 54-tii oo ay Soomaaliya ma helin hanaan dowladeed wanaagsan
https://youtu.be/HApW78p7xd4?si=9qvRx6Pf-ukscFuU
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Jig-jiga
JIG-JIGA (DAYNIILE.COM)-Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta gaaray Magaalada Jig-jiga ee xarunta Dowlad deegaanka Itoobiya halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Boqolaal dadweyne ah ayaa Abiy Axmed uga hor...
Maamulka Degmada Balad-xaawo oo soo saaray awaamiir dhanka Amniga ah
BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Hay'adaha amniga iyo Maamuulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa saaray awaamiir cusub oo lagu sugayo amniga Magaaladaasi.
Amarkaan ayaa laga soo saaray kadib shirka amniga oo ay isugu yimaadeen maamulka...