DAAWO: Salaada Janaasada oo goor dhaw Baladweyne lagula tukaday ciidamadii lagu laayay Degmada Ceel-barafÂ
BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Salaadda Janaasada ayaa goor dhaw lagu tukaday AUN Askartii dhawaan lagu dilay degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelaha dhexe .
Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ayaa salaada janaasada lagula tukaday asakartaasi rabi ha...
Muxuu yahay Fayrus-ka cusub ee ka dilaacay Dalka Shiinaha
Sida warbnaahinta Dunidu warineyso Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay Fayrus cusub ama cudur aan la aqoon kaasoo si gaar ah u saameynaya nee-mareenka iyadoo isbitaalada la soo buux dhaafiyay.
Shiinaha ayaa la...
Lubnaan iyo Israa’iil oo loogu baaqay inay cusbooneysiiyaan heshiiskii xabad joojinta
Madaxa Laanqayrta Cas Haweeneyda lagu magacaabo Mirjana Spoljaric ayaa ku boorisay Lubnaan iyo israa'iil inay cusboonaysiiyaan heshiiskii xabad joojinta si aaney dagaaladii u soo laaban taasoo dhibaato ku ah shacabka.
"Dadka rayidka...
Warbixin: Sidee lagu xalin karaa caqabadaha hortaagan dowaldda xasan sheekh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo xilka qabtay bishii Maajo 2022, wuxuu wajahaya caqabado dhowr ah oo saameynaya dowladdiisa. Caqabadahaas waxaa ka mid ah:
1. Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab:...
Askartii lagu dilay Ceel Baraf oo maanta lagu wado in lagu aaso Beledweyne
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta lagu wado in magaalada Beledweyne aas loogu sameeyo todobadii askari ee dhowaan aanada qabiil loogu dilay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka...
64 milyan oo qof oo kunool geeska Afrika oo u baahan gargaar bini’aadanimo
Sida ay sheegtay Xarunta Saadaasha Cimilada ee IGAD Bariga Afrika uu wajihi doono xaalado abaaro ah oo daran.
Xarunta ayaa sheegtay dhacdooyinkaan ay dhici doonaan inta u dhaxeysa bilaha January iyo March...
Tallaabadii ugu horreysay ee Soomaaliya ay qaaday kadib kursiga Golaha Ammaanka
Soomaaliya oo dhowaan xubin aan joogto aheyn ka noqotay Golaha Ammaanka QM, ayaa fadhiggii ugu horreeyey ee ay ka qeyb-gasho ugu baaqday Israa’iil inay joojiso dagaalka Gaza, ayna ixtiraamto shuruucda bani’aadannimada...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza
Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan 70 falastiiniyiin ah 30 weerar oo kala duwan oo ka dhacay Marinka Gaza Sabtidii, sida ay sheegeen dhakhaatiirta iyo shaqaalaha gurmadka, iyadoo dhibanayaasha ay ku...
Dowlada Somalia oo shaacisay qiimaha xajka lagu tagayo sanadkaan
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Faderaalka Soomaaiya ayaa shaacisay qiimaha adeegga Xajka ee sanadka 1446 H/ ee waafaqsan 2025, iyadoo qiimaha laga dhigay $ 4604 oo dollar.
Taliyaha Booliiska iyo Safiirka Kenya maxay ka wada hadleen
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle.
Soo dhaweyn kadib Ambassadorka ayaa Taliyaha uga mahadceliyey soo...