Advertisement

Hawlgal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose oo Alshabaab badan lagu laayay

0
Warsaxaaadeed ay soo saartay Dowlada Somalia ayay ku shaacisay in howlgal ka dhacay Gobolka Jubada hoose lagu laayay Alshabaab badan ,waxaana Dowlada ka caawiyay howlgalkaasi oo dhanka cirka aha diyaaradaa dagaalka...

Liverpool vs Manchester United – Horyaalka Ingiriiska

0
Liverpool ayaa marti galinaysa kooxda ay xifaaltamaan ee Manchester United kulan ka tirsan todobaadkii 20-aad ee horyaalka premier League. Ciyaarta oo ka dhici doonta garoonka Anfield, Liverpool, United Kingdom, waxa ay...

Maxaa kala socotaa musuq maasuqa ka taagan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya?

0
Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA) Ahmed Mo'allim ayaa marar badan lagu eedeeyay musuq maasuq iyo maamul xumo ka dhex jira hay'adda. Hay'adda Duulista Rayidka, oo mas'uul ka ah maamulka iyo...

Gudoomiyaha degmada Holwadaag oo isbaddal ku sameeyey Degmadaas

0
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag, Bashiir Cabdi Maxamed, ayaa kaalin muuqata ka qaatay horumarinta degmada. Waxqabadkiisa waxaa ka mid ah: Gudoomiyaha degmada Halwadaag ayaa la sheegay inuu dadaal dheeraad ah ku bixiyey horumarinta degmada,...

Israa’iil oo Gaza ku dishay in ka badan 200 oo qof 3 maalmood gudahood

0
Israa'iil ayaa Gaza ku dishay in ka badan 200 oo qof 3 maalmood gudahood iyadoo wadahadallada xabbad joojinta ay dib u bilowdeen Ciidamada Israa’iil ayaa in ka badan 100 jeer duqeymo ka...

Warbixin: Sidee lagu xalin karaa caqabadaha hortaagan dowaldda xasan sheekh

0
https://youtu.be/YMZCMTEUvP4?si=p4IZCv81jmtXYYNE

Qaar kamida culumada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaadaha meelo dalka kamida ka...

0
Qaar kamid ah oo culamada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyada meelo dalka kamid ah ka jira, ayagoo sheegay in cuquubooyin iyo cirib-xumo laga dhaxlo daadinta dhiigga dadka...

Warbixin: Sidee lagu xalin karaa caqabadaha hortaagan dowaldda xasan sheekh

0
https://youtu.be/YMZCMTEUvP4?si=4rs_px3IFRHi3kFv

DAAWO: Salaada Janaasada oo goor dhaw Baladweyne lagula tukaday ciidamadii lagu laayay Degmada Ceel-baraf 

0
BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Salaadda Janaasada ayaa goor dhaw lagu tukaday AUN Askartii dhawaan lagu dilay degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelaha dhexe . Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ayaa salaada janaasada lagula tukaday asakartaasi rabi ha...

Muxuu yahay Fayrus-ka cusub ee ka dilaacay Dalka Shiinaha

0
Sida warbnaahinta Dunidu warineyso Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay Fayrus cusub ama cudur aan la aqoon kaasoo si gaar ah u saameynaya nee-mareenka iyadoo isbitaalada la soo buux dhaafiyay. Shiinaha ayaa la...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best strimmers and grass trimmers I’ve tested in 2024

0
Maintaining a nicely-manicured garden requires the right gear, and a first-rate grass trimmer is crucial for reaching easy edges and unique cuts. Whether you're...