Advertisement

SAWIRRO: Deegaanada Oromada oo Dalxiiska ka sameeya dhaqaale fara-badan

0
Dalxiiska loo tago deegaanada Oromada Itoobiya ayaa la soo sheegayaa in dhaqaale Malaayijn Doolar laga soo saaro sanadkii ama lixdii xili colaadana ay ka jiraan madaama ay ka dagaalamayaan Jabhado Dowlada...

Duqa Muqdisho muxuu kala hadlay Safiirka Turkiga +SAWIRRO

0
Muqdisho, 08-December-2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay maanta Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, iyaga oo kawada hadlay...

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada Gaza

0
Weerarada ay ciidamada Israa’iil ku qaadayaan magaalada Gaza ee dagaalku ka socdo ayaa sii socda iyadoo ugu yaraan 51 falastiiniyiin ah lagu dilay 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay...

DAAWO: Gudoomiyaha Degmada Holwadaag oo Dib u habeyn ku bilaabay Warta-caga dhiig muddo sanado...

0
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose iyo Degmada Howlwadaag gudoomiyaheeda oo howlo dib u hagaajin ah ka wada biyo qabadka cagga-dhiig ee Degmada Howlwadaag. Halkaan hoose ka daawo waxqabadka Gudoomiye Bashiir Cabdi

Maamulka Puntland oo beeniyay warar ku saabsan sida ay ka yeelayaan Daacish markey isasoo...

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Maamulka Puntland ayaa ka hadlay warar laga faafiyay sida ay ula dhaqmayaan Kooxaha Daacish marka ay isasoo dhiibaan madaama uu socda dagaalka buuraha Gobolka Bari. Maamulku wuxuu beeniyay warar la isla...

Saciid Dani oo maanta la kulmay Safiirka Dalka Shiinaha+SAWIRRO

0
Boosaaso: 08 January 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Amb. Wang Yu Ambassador iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka waxaa ka qeybgalay...

Dowlada Imaaraadka oo Somalia ku wareejisay boqolaal tan oo gar-gaar raashin ah+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowada Imaaraadka Carabta ayaa maanta munaasabad ka dhacday Muqdisho waxay Dowlada Somalia ku wareejisay Boqolaal tan oo gar-gaar raashin ah. Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin ayaa kala wareegay...

Wasiir Xoosh oo xilka u kala wareejiyay hogaanoii Hey’adda Qaxootiga Qaranka iyo kan cusub+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta xilka u kala wareejiyey mudane Axmed Xuseen Cilmi Guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga Qaranka iyo...

Gudoomiyaha Degmada Halwadaag oo dayactir ka bilaabay Warta-Cagdhiig asigoo kaashanaayo Waaxda Gadiidka dowladda hoose...

0
    Gudoomiyaha degmada Halwadaag Bashiir Cabdi Maxamed oo kaashanaayo Agaasimaha Waaxda Gadiidka Gobalka Banaadir  Abdukadir Cigaal ayaa maanta shaqa ka bilaabay dayactirka Warta cagadhiig  oo ku taalla degmada howlwadaag ee Muqdisho, Wartaan caga-dhiig...

Qabyaalada iyo Doorka ay ku leedahay Siyaasada Dalka Somaliya

0
https://youtu.be/7FV52gjEMTQ?si=jxO949Yy3oYiHd0f
- Advertisement -

APLICATIONS

Best laptop for students UK 2024: Our favourites, all tried …

0
Choosing the right laptop is crucial for students as it directly impacts their academic performance and productivity. Whether you're attending school, college, or university,...