Advertisement

Warbixinta Toddobaadlaha ee  Dowlada Somalia

0
Muqdisho, Jimco, 10-ka January, 2025 1- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, waxaana uu tilmaamay in xaruntan noqon doonto mid bulshada u iftiimisa masaa'isha...

Shir Dowlada Somalia oo Magaalada Kampala shir kaga qeybgalay +SAWIRRO

0
Kampala, 10 Janaayo 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qayb galay shir heer wasiir ah oo ka dhacay Magaalada Kampala ee caasimadda...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo shalay iyo Maanta

0
https://youtu.be/dzC_8ol9yfc?si=2MHl4F23ACfYkKi8

Warbixin: Dowladda Xasan sheekh ma awoodda qabashada doorasho qof iyo cod ah inay ka...

0
Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxay ballanqaadday inay dalka Soomaaliya u jiheyn doonto nidaamka doorasho ee qof iyo cod ah, si looga gudbo habka doorasho ee ku saleysan habka...

Maamulka Jubaland oo si kulul uga hadlay booqaahada Wasiir Fartaag ee Baardheere

0
BAARDHÈRE (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Degmada Baardheere garabka Maamulka Jubaland Aadan Muxumad Dhagacade ayaa si kulul uga hadlay safar Magaalada Baardheere ay ku tageen wafdi Dowlada Somalia ka socday. Gudoomiye Dhaga-cadde wuxuu ku eddeeyay wafdiga...

Booliiska Somaliland oo Soo Qabtay Ragg Dhawaan Askari Ku Dilay Gabiley

0
Ciidamada Booliiska Somaliland ee Gobolka Awdal ayaa maanta soo qabtay saddex nin oo Arbacadii askari booliis ah ku dilay magaalada Gabiley. Raggan oo ku eedaysan inay ka dambeeyeen dilka Buux Mawliid Ismaaciil,...

Kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo la la’aa ka dib laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves,...

0
Kalluumeysato Soomaali ah oo muddo badda lagu la’aa ayaa ugu dambeyn laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves iyo Sri Lanka, ka dib markii doomihii ay saarnaayeen cilladi ku timid, baddana maalmo...

Puntland iyo Galmudug oo xal ka gaaray colaad maalmihii la soo dhaafay ka taagnayd...

0
Shir ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiin ka socata dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka furmay 5-tii bishan, islamarkaana looga arrinsanayay sidii xal kama danbays ah looga gaari lahaa colaadda soo...

16 isbaaro oo maanta laga qaaday inta u dhexeysa Degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan

0
BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida Gobolka Hiiraan Dhame Cismaan Cabdi waasuge ayaa saxaafada u sheegay inay maanta qaadeen isbaarooyin badan oo maleeshiya beeleedyo ay si sharci daro ah u dhigteen. Ciidamo uu...
- Advertisement -

APLICATIONS

Dowlada Soomaliya oo 3000 Ciidamo Etoobiyaan ah u ogolaatay Soomaliya iyo...

0
Dowalada Somalia ayaa la sheegay inay Itoobiya u ogolaatay ciidamo 3-kun ah inay kaga qeyb qaataan howlgalka cusub ee badalaya kii Midowga Arika ee...