Advertisement

Baashe Yuusuf oo furey Shirka la-tashiga bahda garsoorka  ee wax ka badalka cutubyada 5aad...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa si rasmi ah u furay shirka la-tashiga bahda garsoorka ee ku saabsan soo jeedinta wax ka beddelka cutubyada 5aad...

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka oo furay Madasha hab-maamulka internet-ka ee Soomaaliya+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum), oo ah madal muhiim ah oo...

Wasiirka Amniga oo booqday Matxafka Aasaasihii Yugoslavia.

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo weli ku sugan dalka Serbia ayaa maanta booqaday Matxafka Marshal Josip Broz Tito, aasaasihii Jamhuuriyadda Federaalka Hantiwadaaga ee Yugoslavia. Howlwadeenada...

Taliyaha Booliiska oo dhagax-dhigay dhismaha qeybta hooyada iyo dhallaanka ee Isbitaalka Madiina

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha qeybta hooyada iyo dhallaanka ee Isbitaalka Madiina, oo loogu tala galay in si casri ah...

Soomaaliya oo ka mid noqotay Hoggaanka Hay’ad  Isgaarsiinta Adduunka.

0
Mudane Mustafa Yaasin Sheikh, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa loo doortay inuu ku metelo dalkeena xubinimada guddi heer caalami ah oo hagi doona Hay’adda Talo-bixinta Caalamiga ah ee loogu...

Khasaare nafeed oo ka dhashay weerar uu Wiil falastiini ah ku qaaday bas ay...

0
Wararka laga helaayo dhulka reer Falastiin ee woqooyiga daanta galbeed ee la haysto ayaa sheegaya in shalay jimcihii halkaasi uu ka dhacay toogasho loo geystay Israa'iiliyiin saarnaa bas. Weerarkaan toogashada ah ee...

Maxaad ka taqaanaa Raaskaambooni, magaalada xarunta u soo noqotay Midowgii Maxaakiimta, Xasan Turki, Axmed...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Deegaanka Raaskambooni oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa magaciisu maalmahaan qaybta sare kaga jiray wararka warbaahinta gudaha, baraha bulshada iyo qaybo ka mid ah warbaahinta caalamiga ah. Sababtuna waa...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo la kulmay Taliyaha Booliiska Dowladda Jarmalka+SAWIRRO

0
Wafdiga uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  Soomaaliya Mudane Axmed Siciid Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Jarmalka isla markaana ay wehlinayaan Safiirka iyo Safiir kuxigeenka JFS...

Maxay isku casishay haweeney la taliye ka ahayd xafiiska Ra’iisulwasaare Xamza

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mid ka mid ah la taliyayaasha Xafiiska Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa iska casishay xilkii ay haysay. Shamsa Cabdulqadir Daahir oo ahayd la-taliyaha sare arrimaha haweenka iyo xuquuqul insaanka ee...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...