Advertisement

Gud.Hay’ada maareynta masiibooyinka oo la kulmay hay’ad Caalami ah +SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Mudane Christopher Pycroft. Kulanka labada mas’uul oo...

Laba fal oo dil ah oo Muqdisho ka dhacay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Laba dhacdoo oo dil ah ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho kuwaasoo loo wada geystay dumar. Gabar Jaamacad dhiganeysay ayaa saaka lagu dilay Muqdisho iyadoo markaas u sii socotay Jaamacada,waxaa dilay askari...

Wasiir Fiqi oo shir kaga qeybgalaya Dalka Baxreyn

0
Manama, May 14, 2024 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen, Shirka...

Maxay yihiin Ciidamada furinta laga soo saaray kadibna la eryay?

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qaar ka mida Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ka soo muuqday baraha bulshada iyagoo dacwa ka ah Dowlada Faderaalka Somalia gaar ahaan hogaanka Ciidamada. Ciidamadaan ayaa ka cabanaya in laga soo saaray...

Shirka Golaha Wada-tashiga oo goor dhaw ka furmay Muqdisho+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furmay shirka Golaha wada-tashiga Qaran kaasoo uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Kulankaan waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh  Maxamuud waxaana...

Kooxo Tooreeyo dhac ku geysanayay oo la soo qabtay+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Gobolka  Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay kooxo tooreey ku hubeysnaa oo dadka shacabka ah ka dhacaayayay Mobile gacmeedyadooda. Kooxahaha burcad ah oo ahaa laba nin ayaa laga soo...

Shirka Golaha Wada-tashiga oo saaka ka furmaya Muqdisho

0
Muqdisho, 14 May 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomin doona Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo dhowaan ka furmi doona Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Wasiirka...

Hogaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka Magaalada Muqdisho soo gaaray Hogaamiyaha Maamulka SSC khaatumo C/qaadir Axmed Cali Firdhiye. Wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga hor tagay garoonka diyaaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde...

Dowlada oo soo bandhigtay qaar ka mida guulihii sanadkii hore ay gaartay

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga qaado, kadib markii la dhameystiray hannaankii barnaamijyadaasi looga baahnaa. Waxaa dhanka kale haatan socda...

Alshabaab watay walxaha qarxaha oo lagu qabtay Boosaaso+SAWIRRO

0
Boosaaso: Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay sharwade ku hubaysan Walxaha Qarxa, kaasi oo...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best mobile networks in 2024, based on our annual

0
Choosing the fine mobile network may be a frightening project with such a lot of options available. The proper community guarantees which you live...