Madaxweynaha oo 3 Degmo cusub ku soo biirayay Muqdisho
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dikreeto ku soo saaray in degmooyinka Muqdisho la gaarsiiyay 20 Degmo halkii ay awal ka ahaayeen 17 Degmo.
Dekreetada Madaxweynaha waxaa Degmooyin loogu aqoonsaday...
Madaxweynaha Iiran oo shil diyaaadeed galay
Diyaarad helicopter ah oo uu la socday madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa la soo sheegayaa inay dhacday kadib shil ay gashay walow war baahinta Iran ay rajo ka muujinayaan nolosha Madaxweynaha.
Kooxo...
Kooxda Manchester City oo ku guuleysatay horyaalka Premier League
Kooxda Manchester CIty ayaa markii 4-aad oo xiriir ah ku guuleysatay Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kadib markii Caawa maqribkii la ciyaaray kulamadii ugu danbeeyay ee tartankaasi marka la eego...
Al-shabaab soo goostay oo iska dhiibay Xarar-dhere
XARARDHEERE (DAYNIILE.COM)-Dagaalame ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ka howlgala deegaan ku dhaw Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.
Ninkaan oo magaciisa lagu sheegay Aadan Macalin Cali...
Booliiska oo soo bandhigayTiktok-leey caan ah oo ku eedeysan kicin bulsho+SAWIRRO
Howgal qaatay muddo 24 saac ah ayeey Ciidanka Boliiska Qeybta Guud kusoo qaqabteen dhalinyaro tiradoodu gaareyso 21 ruux kuwaas oo bulshada dhaxdeeda kawaday Anshax xumo iyo kala qo qobida wadajirka bulshada.
Boliiska...
Maxaa ka jira in Dowladu u yeertay Sarkaal goor dhaw lagu qarxiyay Muqdisho.
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw qarax ku dhaawacmay Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo lagu magacaabo Jenaraal Xasan Maxamed Jaamici kaasoo ka yimid deegaanada Galmudug.
Gaari Sarkaalkaani la socday ayaa qarax lala helay...
Afar jir la sheegay inuu Muqdisho xarig isku dal dalay
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho waxaa la soo sheegayaa in barqanimadii maanta uu isku dal dalay wiil 4 jir ahaa.
Aabaha dhalay wiilka ayaa wariyayaasha u sheegay in isagoo shaqa jira...
Sh.Cali Wajiis “Waxaan u rajeynayaa Madaxweyne Xassan inuu mar kale ku soo laabto doorasho...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sheekh Cali Wajiis oo ka mida Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay wararka maalmihii ugu danbeeyay mucaaradku ku dhaliilayeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh inuu rabo siduu doorashada danbe ugu shuban lahaa.
Sheekhu...
Shariif Sheekh muxuu ka yiri Shirkii Golaha wada-tashiga
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay go'amadii ka soo baxay shirkii Golaha wada-tashiga Qaran iyo natiijadii ka soo baxday.
"Shirka waxaa laga filaayay in xal iyo qorshe...
Farmaajo oo war ka soo saaray shirkii Golaha wada-tashiga Qaran
Madaxweynihii hore Xikdhibasn Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw oo saaka ah bartiisa Facebook soo dhigay warsaxaafadeed uu kaga hadlaayo shirkii Golaha wada-tashiga qaran iyo ho'aamadii ka soo baxay.
Warsaxaafadeedka ayaa sidan...