Seoul oo sheegtay in 300 oo askari oo Kuuriyada Waqooyi ah lagu dilay Ukraine
SEOUL (DAYNIILE.COM)-Dowlada Koofurta kuuriya ee caasimadoodu tahay Seoul ayaa sheegtay in 300 oo askari oo Kuuriyada Waqooyi ah lagu dilay dagaalka Ukraine sidoo kalana looga dhaawacay 2,700 askari.
Hay'adda sirdoonka Kuuriyada Koonfureed...
Soomaaliya oo dadaal ugu jirta in Itoobiya loo helo qoondada ciidamada uga qeyb galaya...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii Itoobiya loogu dari lahaa qoondada ciidamo ee howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).
Wasiirku...
Laamaha Amniga oo ka shiray xakameynta hubka sharci-darrada ah ee caasimadda
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir ayaa maanta shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo ay ka soo qayb galeen saraakiisha hay’adaha amniga ee ka howlgala Caasimadda, kuwaas oo ay ku jireen Boliiska, Nabad...
Midoowga Afrika iyo Qaramada midoobay oo wado qorsho looga hortagaayo in Gudaha Somaliya Galaan...
https://youtu.be/78HaJrK2o0A?si=pqb_F3NsMSxZChzf
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo beeniyay inuu soo dumay Masaajidka 6-ka ee xaafadda Islii
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Khasaare nafeed ayaa ka dhashay masaajidka 6-ka ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi halkaasoo bilihii ugu dambeeyay uu ka socday dhimaha masaajidka iyadoo la ogyahay in qeybta 7-ka hore loo...
Wax ka beddelka xeerka habka ciqaabta ee dhawaan Golaha Wasiirradu ansixiyeen
Muhiimadda wax ka beddelka xeerka habka ciqaabta ee dhawaan Golaha Wasiirradu ansixiyeen.
Midoowga Afrika iyo Qaramada midoobay oo wado qorsho looga hortagaayo in Gudaha Somaliya...
https://youtu.be/78HaJrK2o0A?si=Vyz_EmGdHNH-eEyF
FBI Maraykanka oo doonaysa inay Soomaaliya ka caawiso hirgalinta Nidaamkeeda Aqoonsiga Biometric
Xafiiska Dembi-baarista dalka Maraykanka (FBI), ayaa raadineya shirkado gaar ah ama hay'ado si ay gacan uga geystaan hirgelinta ama maamulidda Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated (ABIS) ee Soomaaliya.
Warkan ayaa lagu sheegay in...
Howlgal lagu dilay horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa fiidnimadii hore ee Xalay howlgal qorsheysnaa oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay gudaha...
Ukraine: Waxaan qabanay askar Kuuriyada Waqooyi ah
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa Sabtidii sheegay in laba askari oo ka tirsan Kuuriyada Waqooyi ay ku qabteen gobolka Kursk ee Ruushka. Waa markii ugu horreysay oo Ukraine ay shaaciso qabashada...