Advertisement

Alshabaab maanta isku soo dhiibay Ciidamada Deegaanada Mesewagaa+SAWIRRO

0
MASAGA-WAA (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada ee Deegaanada Mesewagaaa nin ka tirsanaa kooxda Alshabaab. Ninkaan oo magaciisa ku sheegay Cali ibrahim Qoobey  (Cali Ceel-joog) ayaa mudo 2 sano la soo...

Isbadal ku yimid Sadaashii Duufaanta Leyl

0
Sida sadaashu muujineyso 𝗱𝘂𝘂𝗳𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗹𝘆 ayaa galabtay ilaa caawa fiidkii waxaa jira is badal ku yimid xawaarihii ay ku socotay taas oo muujineyso duufaanta in ay sii daciifeyso. Dowladda Soomaliya waxay si...

Ra’iisulwasaare Xigeenka oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Britain

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta Muqdisuo kula kulmay Safiirka  Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis. labada masuul ayaa isla soo qaadeen xiriirka labada Dal iyo...

Taliye Sulub oo tababar usoo xirey Ciidamo Cusub+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin ayaa Tababar u soo Xiray 70 Askar Cusub Kana mid Noqon Doono Qeybta Hab Maamuuska Gaar ahaan Baanda Musikada Boliiska Soomaaliyeed, Munaasabadana Tababarka loogu...

Xujeyda Soomaaliyeed oo wali ku sii qulquleysa Magaalada Makah

0
Iyadoo wali ay socoto daabulidda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa Waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka ambabaxay Gaadiid ay saaran yihiin Xujey maalmahaan ku sugnaa magaaladaasi kuwaas oo...

Booliiska Xamar oo soo xirey Gabar dhawaan sheegtay in reerkeedu dilayaan Madaxweynaha Dalka

0
MUQDISHO(DAYNIILE..COM)-Ciidanka Booliiska Caasimada Somaliya ee Xamar ayaa soo xirey haweeneey dhawaan baraha bulshada kaga hanjabtay madaxda Dowlada Somalia. Haweeneydaan oo lagu magacaabo Fartuun Nuur Maxamad waxay booliisku ku soo eedeeyeen Afxumo ay...

Waasiirada oo shirkooda maanta ku ansixiyay heshiisyo Dowladu la gashay dalal kale+SAWIRRO

0
Muqdisho, 23, May 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah; 1. Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka, 2....

Khubaro ku baree magacaaga iyo Diintaada

0
Dadka Reer Tanzania weligood waxa ay ku noolaayeen Dhul duurjoogtu ku badan tahay oo Libaaxyo badan ay joogaan. Mar dhaw ayaa Raxan Libaaxyo ah oo Dad cun ahi ku soo bateen...

C/raxmaan C/Shukuur oo sharaxay sababta dhalinyaradu uga niyab jabaan siyaasada Somalia

0
Siyaasiga caanka ah axildhibaan C/raxmaan C/shuiuur Warsame ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo jiyab jab ay siyaasada ka muujiyeen dhalinyaro uu sheegay inuu la kilmay. Xildhibaanka qoraalkiisa ayaa sidan...

Deni ma wuxuu ka soo dabcayaa sidii hore oo doonayaa wadahadal?

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani oo ka hadlayay munaasabadda xidhitaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland ayaa sheegay "in cidna aanay uga carareynin Soomaalinamada". Hadalkan ayaa imanaya muddo dhinacyadu isku diiddanayaan sida wax...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best laptop for students UK 2024: Our favourites, all tried …

0
Choosing the right laptop is crucial for students as it directly impacts their academic performance and productivity. Whether you're attending school, college, or university,...