Advertisement

Mareykanka oo Kenya siinaya Heylakobtaro ay kula dagaalaan Alshabaab

0
Dowlada Mareykanka ayaa Kenya u balan qaaday oo siineysa gaadiidka dagaalka ee gaashaaman iyo heylakobtaro iyagana nuuca dagaalka ah kadib kulan dhex maray labada Madaxweyne ee Kenya iyo Mareykanka. Wararka ayaa tilmaanaya...

Maxay ka wada hadleen Xamze iyo Safiirka Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka...

DAAWO: Xukunka Muxudiin Saabeey iyo Kofi

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Saalax Axmed ayaa goor dhaw ku dhawaaqay xukunka eedii loo heystay masuuliyiin Dowladadeed oo ku eedeysnaa musuq maasuq. Gudoomiyaha ayaa sheegay in lagu waayey wax dembi ah...

C/raxmaan C/shukuur muxuu ka yiri warqad Xasan sh.u dhiibay Ruto si aqalka cad...

0
Siyaasiga C/raxmaan C/shukuur ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook wuxuu kaga hadlay kulanka Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Kenya iyo warqad uu sheegay in Madaxweynaha Somalia u dhiibay Ruuto si uu uga gaarsiiyo...

Siyaasadda Bisadaha Somalida

0
  1. Afar Maamul Gobaleed waa wada Socdaan, Laakin Dabadoodu meel iskulama jeedo.(F.S :1aad) 2. Maamul Gobaleedkii 5aad, ma madluunsanyahay, muse Qorsha kale ayuu ku fikraa. Mowqifkiisu ma caddo. ( F.S: 2aad) 3. Somali...

Maxkamada G/Banaadir oo Saaka go’aan ka gaareysa eeda loo heysto Koofi iyo Saabee

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa Saaka inay ku dhawaaqdo xukunka eedeysanayaal badan oo loo heysto inay musuq-maasuqeen hantida Dowlada. Masuuliyiinta in la xukumo saaka la sugayo waxaa ka mida agaasimayashii...

Taliye Sulub oo ka hadlay siday ka yeelayaan dadkii loo soo xirey isticmaalka qaldan...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Booliiska Soomaaliya S/Guuto Sulub Ahmed Firin ayaa maanta ka hadlay sida ay ka yeelayaan dadkii badnaa ee ay maalmihii ugu dambeysay xabsiga soo dhigeen. Taliye Sulub wuxuu si gaara uga...

Siyaasi Taliyayaasha qaarna amaanay kuwana soo jeediyay xilka laga qaado

0
Siyaasiga Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Cali Yarre Cali oo baaha bulshadana aad u isticmaala ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceboob wuxuu  soo jeediyay in xilka laga qaado Taliyayaasha...

Qodobada ugu muhiimsan shirka Hay’adaha Maaliyada Carabta ee Qaahira +SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa intii uu socday shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta waxa uu shir gaar ah oo muhiim ah la qaatay madax ka kala...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Jimce, 24 May, 2024 1- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, lagana soo saaray war...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best meal replacement shake 2024: Get fit with help from

0
In brand new fast-paced international, meal substitute shakes have emerge as a pass-to solution for those searching for a handy, nutritious, and short meal...