Xukunka Sayid-Cali oo mar kale dib loo dhigay
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Waxaa saaka oo Axad ah mar kale Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir ka soo muuqday eedeyaane Sayid Cali oo loo heysto inuu xaaskiisa gubay.
Eeeysanahaan waxaa hore dil toogasho ah ugu...
Schoolada dalka Kenya oo dib loo furaayo maalinta beri ah
Waxaa maalinta beri oo ah isniin 13/5/2024 dib loo furi doonaa goobaha waxbarashada guud ahaan dalkan Kenya kadib 2-toddobaad uu xirnaa oo fatahaado shiiqiyey dalkan oo ay kudhinteen dad kor udhaafaya...
Alshabaab oo Sarkaal Kenyaan ah ku dileen Xuduuda
Sida aan ka soo xiganay Idaacada Star FMÂ weerar kooxda Alshabaab ay ka fuliyeen xuduuda Kenya iyo Somalia ayay ku dileen askari Sarkaal ahaa, una dhashay dalka Kenya.
Sarkaalka la dilay ayaa...
Warbxin ku saabnsan socdaalka Taliyaha Nabad sugida ee Baladweyne
BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka CabdullaahiMaxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku sugan Magaalo madaxda Gobolka Hiiraan ee Baladweyne halkaasoo uu howlo shaqo u joogo taliyuhu.
Taliyaha oo si weyn loogu...
SAWIRRO: Shacabka Israiil oo Maamulkooda ku dhaliilay inaysan wax dan ka lahayn maxaabiista xamaas...
TEL AVIV (DAYNIILE.COM)-Dibad-baxayaal ayaa isugu soo baxay magaalada Tel Aviv si ay uga mudaaharaadaan xukuumadda Benjamin Netanyahu, waxayna ku baaqayaan in la soo hormariyo doorashooyin, iyo sidoo kale in la sii...
Milatariga Israail oo qirtay inay dagaal culus maanta la galeen dagaal-yahanada Falastiin
QAZA (DAYNIILE.COM)-Milatariga Israel ayaa sheegay inay maanta dagaal culus la galeen qaar ka mida dagaal yahanada reer Falastiiniyiin.
Inkastoo sidii ay caanka ku ahaayeenba guulo ay ka sheeganayaan dagaalkaasi ,waxay tilmaameen in...
SAWIRRO: Shacabka Rafax oo barakac xoog leh galay
Kumanaan kun ayaa ka qaxay magaalada Rafah kadib markii ciidamada Israa’iil ay soo saareen amar ay ku daad gureynayaan
Tobanaan kun oo Falastiiniyiin ah ayaa mar kale ku barakacaya amarkii ugu dambeeyay...
Xamze Cabdi-Barre oo goor dhaw Muqdisho ku soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya muddadii u dhexeysay 6-da ilaa 11-ka May, ayaa maanta dalka...
Xubnaha Hay’ada maareynta masiibooyinka oo maanta kulan ku yeeshay Xaruntoodsa+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda lagu saaray sidii loogu diyaar garoobi lahaa shirka madasha arrimaha...
Ra’iisulwasaaraha oo booqday Safaarada Somalia ee Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya, iyada oo ay halkaas ku soo dhaweeyeen Danjiraha Soomaaliya u...