Maxay yihiin Ciidamada furinta laga soo saaray kadibna la eryay?
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qaar ka mida Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ka soo muuqday baraha bulshada iyagoo dacwa ka ah Dowlada Faderaalka Somalia gaar ahaan hogaanka Ciidamada.
Ciidamadaan ayaa ka cabanaya in laga soo saaray...
Shirka Golaha Wada-tashiga oo goor dhaw ka furmay Muqdisho+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furmay shirka Golaha wada-tashiga Qaran kaasoo uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.
Kulankaan waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana...
Kooxo Tooreeyo dhac ku geysanayay oo la soo qabtay+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay kooxo tooreey ku hubeysnaa oo dadka shacabka ah ka dhacaayayay Mobile gacmeedyadooda.
Kooxahaha burcad ah oo ahaa laba nin ayaa laga soo...
Shirka Golaha Wada-tashiga oo saaka ka furmaya Muqdisho
Muqdisho, 14 May 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomin doona Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo dhowaan ka furmi doona Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Wasiirka...
Hogaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka Magaalada Muqdisho soo gaaray Hogaamiyaha Maamulka SSC khaatumo C/qaadir Axmed Cali Firdhiye.
Wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga hor tagay garoonka diyaaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde...
Dowlada oo soo bandhigtay qaar ka mida guulihii sanadkii hore ay gaartay
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga qaado, kadib markii la dhameystiray hannaankii barnaamijyadaasi looga baahnaa.
Waxaa dhanka kale haatan socda...
Alshabaab watay walxaha qarxaha oo lagu qabtay Boosaaso+SAWIRRO
Boosaaso: Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay sharwade ku hubaysan Walxaha Qarxa, kaasi oo...
Maxaa ka jira in Dowladu ka tanaasuleyso xilka ay u sharaxan tahay Fowsiya Yuusuf...
Waxaa soo baxaya warar aan quxaneyn oo sheegaya in Dowlada Faderaalka Soomaaliya ay bilowdo inay ka caga jiido ama ka gaabiso taageeradii markii ay hore ay u muujisay Xildhibaanad Fowziya Yuusuf...
Wax ka ogow sababta Internet xumada ku keentay Dalalka Kenya, Tanzania iyo Ugandha.
Waxaa jirta dalal Afrika ka tirsan oo ay soo wajahday internet xumo sida dalalka Kenya, Tanzania, Ugandha iyo wadamo kale.
Dadka ku dhaqan dalalkaasi ayaa ka cabanaya internet xumo xili shirkaddaha bixiya...
Dowlada Sucuudiga oo hakisay Xukun dil ay ku fulin rabtay nin Kenyaan ah
Dowlada Kenya ayaa daqiiqadihii ugu danbeeyay waxay joojisay xukun dil ah oo ay ku fulin rabtay nin Kenyaan ah oo oo lagu magacaabo Stephen Munyakho kaasoo hore dil uga geystyay dalkaasi...