Xubnaha Hay’ada maareynta masiibooyinka oo maanta kulan ku yeeshay Xaruntoodsa+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda lagu saaray sidii loogu diyaar garoobi lahaa shirka madasha arrimaha...
Ra’iisulwasaaraha oo booqday Safaarada Somalia ee Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya, iyada oo ay halkaas ku soo dhaweeyeen Danjiraha Soomaaliya u...
XOG: Shirkii ugu xasaasinaa oo Muqdisho ku dhexmaraya Dowlada iyo Maamul Goboleedyada
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sida aan ku helnay warar ku dhaw dhaw Dowlada Somalia waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayaa 14-ka bishaan shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeyay Dowlada Somalia iyo Madaxda Maamul Goboleedyada...
Dowlada oo dib uga laabatay xirista UNSOM
Dowlada faderaalka Soomaaliya ayaa warqad kale ay u qortay Qaramada Midoobe waxay dib uga laabatay dalabkeedii dhawaan ay qaramada midoobe u gudbisay kaasoo ahaa in la xiro Xafiiska Kaalmada Samaliya ee...
Sarkaal Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay Buur-hakaba
BUUR-HAKABA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed ay qabteen Sarkaal ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Sarkaalkaan oo magaciisa lagu sheegay Aadan Maxamed Cali...
Qaramada Midoobe miyay si rasmi ah u aqoonsatay Dowlad Falastii yeelayo
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Jimcihi shalay waxaa kulan muhiim ah yeeshay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay iyadoona laga hadlay qadiyada Falastiin.
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waxah taageeray, dalab ka yimid Dowlada Falastiin taasoo...
Kylian Mbappé oo shaaciyay waqtiga uu ciyaarayo kulankiisa ugu dambeeya ee kooxda PSG
Weeraryahanka kubada cagta ee u dhashay Dalka Faransiiska Kylian Mbappé ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xagaagaan ka tagaayo kooxdiisa PSG.
Mbappé oo muuqaal soo batiisa X ee hore loogu magacaabi iirey...
Masuil ka tirsan Madaxtooyada Somalia oo safar shaqo ku jooga Mareykanka
Wafdi ka socda Madaxtooyada Soomaaliya ayaa gaaray Dalka Mareykanka kuwaasoo uu hor kacaayay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha caafimaadka Xildhibaan Dr. Cabdirashid Maxamed Nur (Jilley) .
Masuulkaan ayaa ...
Madaxweyne Xasan maanta muxuu mar kale ka yiri damaca Itoobiya
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta khudbadii jimcaha kadib arimo badan ka hadlay ayaa mar kale soo hadal qaaday damaca Itoobiya oo hore uu marar badan uga hadlay.
Madaxweynuhu wuxu xusay in ujeedka...
Tan iyo 1992-kii 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10 sano, sida ku cad warqad ay heshay VOA.
Warqadda uu...