Madaxweyne Xassan oo Hambalyo u direy Madaxweynaha la doortay ee Somaliland
Muqdisho, Nofeembar 19, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si dhow ula socday doorashada dadweynaha Maamulka Soomaaliland ay codkooda ku dhiibanayeen ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la...
Ra’iisulwasaare Xamza oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Somaliland
Muqdisho, Talaado, 19 November 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland oo ku guulaystay doorashadii...
Shir looga hadlaayo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah oo Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir watashi ah oo muddo 2-cisho ah socon doona, kaas oo looga hadlaayo hagidda iyo iskuduwidda...
C/Raxmaan Cirro oo ku guuleystay xilka Madaxaweynaha Somaliland
Guddida doorashooyinka, ayaa ku dhawaaqy saaka in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro uu ku guuleystay doorashadii dhacday 13 bishan Waxaana uu noqon doona Madaxweynaha Somaliland ee shanta sano ee socda.
Madaxweynaha cusub ee...
Duqa Muqdisho iyo Gudiga Doorashooyinka maxay ka wada-hadleen
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaar ah ee labada Aqal Baarlamaanka JFS ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka,...
Xabsiga dhexe ee Baladweyne oo maanta laga soo gud-biyay war naxdin leh
BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ,Wasiir ku xigeenka cadaalada Maamulka Hirshabelle iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqday xabsiga dhexe Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Saraakiisha sare ee maamusha Xabsiga dhexe Magaalada Baladweyne...
Af-hayeenka Wasaarada Difaaca oo maanta booqday Janaalle+SAWIRRO
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya L/Xidigle Abuukar Maxamed Xasan oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gaaray deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ka...
Shaqaale ka mida Hay’ada socdaalka iyo jinsiyada oo tababar loo soo xirey+SAWIRRO
Tababarkan ku saabsanaa xakameynta, ilaalinta xuduuddaha, baarista dukumintiyada iyo ka hortagga tahriibinta dadka, waxa si wadajir ah usoo qaban qaabiyay dowladaha Masar iyo Talyaaniga, kaasi oo ay qayb galay saraakiil kala...
Muxuu yahay heshiiska maanta ay kala saxiixdeen Dowlada iyo Hay’ada UNDP
Mogadishu, November 18, 2024; Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guryeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur & Madaxa Hay'adda UNOPS Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis ku saabsan Maaraynta...
Ra’iisulwasaare Xamse “Axmed Madoobe af-duub ayuu ku heysataa reer Jubaland mudo dheer”
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi-Barre ayaa eedeyntii ugu weyneyd abid u jeediyay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Madoobe tan iyo intii uu xilka qabtay taasoo muujineysa heerka uu gaaray khilaaka u...