Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Shirka ayaa ugu horrayn warbixinta amniga looga dhagaystay Wasiirrada Amniga...
SAWIRRO: Shirka Golaha wada-tashiga iyo xubnaha cusub ee saaka ku soo kordhay
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka maalintii 3-aad ka socda Madaxtooyada Soomaaliya shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeya Dowlada Somalia iyo Mdaxada Maamul Goboleedyada Dalka.
Shirka oo uu shir gudoominayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...
Dileita Mohamed Dileita oo Xalag Casho sharaf u sameeyay Adan Madoobe+DAWIRRO
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay lagu casuumay Casho Sharaf uu u sameeyey Gadoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita, Sidoo...
Xamze Cabdi-Barre oo Dalka Baxreyn kula kulmay Madaxweynaha Ciraaq+SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Manama ee Dalka Bahrain, kula kulmay Madaxweynaha Dalka Ciraaq, Mudane Abdul Latif Rashid.
Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta...
Maxay tahay sababta shaqaalaha Dowlada Somalia Yurub iyo Ameerika ugu baxsanayaan?
Waxaa sidii caadiga ahayd sii korsdhaya tirada shaqaalaha Dowlada Somalia ee u sii baxsanaya dalalka Yurub iyo Ameerika si ay uga helaan nolol dhaanta tan dalka ay ku heysteen.
Shaqaalahaan waxay ka ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti+SAWIRRO
Jabuuti, May 15,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle...
Hay’ada Taya-dhowrka oo mar kale bur dhacay ku qabatay Dekada Muqdisho+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hay'adda Tayo-dhowrka ee Dowlada Soomaaliya ayaa mar kale waxay maanta gacanta ku dhigtay bur qoyan oo ah waqtigiisu dhacsan yahay.
Burka maanta la qabtay oo kunteenaro ku jiray ayaa qorshuhu ahaa...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 15 May, 2024.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadli doono arrimaha dhameystirka dastuurka iyo dardar gelinta dagaalka looga...
Madaxweyne Xasan “hadii dhalinyarada hore loogu dhaliilay inay dalka burburiyeen hadana iyagaa naftooda u...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa sheegay in dhalinyaradu doorka ugu muhiimsan kaga jiraan dhanka kasta.
Madaxweyne Xasan ayaa...
Taliyaha Milatariga Somalia oo la wareegay Gaadiid Dagaal oo Mareykanku ugu talo galay kumaandooska...
Sida lagu baahiyay Tv-ga Qaranka Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska XDS ee Danab.
Gaadiidkaan ayaa...