Kylian Mbappé oo shaaciyay waqtiga uu ciyaarayo kulankiisa ugu dambeeya ee kooxda PSG
Weeraryahanka kubada cagta ee u dhashay Dalka Faransiiska Kylian Mbappé ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xagaagaan ka tagaayo kooxdiisa PSG.
Mbappé oo muuqaal soo batiisa X ee hore loogu magacaabi iirey...
Masuil ka tirsan Madaxtooyada Somalia oo safar shaqo ku jooga Mareykanka
Wafdi ka socda Madaxtooyada Soomaaliya ayaa gaaray Dalka Mareykanka kuwaasoo uu hor kacaayay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha caafimaadka Xildhibaan Dr. Cabdirashid Maxamed Nur (Jilley) .
Masuulkaan ayaa ...
Madaxweyne Xasan maanta muxuu mar kale ka yiri damaca Itoobiya
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta khudbadii jimcaha kadib arimo badan ka hadlay ayaa mar kale soo hadal qaaday damaca Itoobiya oo hore uu marar badan uga hadlay.
Madaxweynuhu wuxu xusay in ujeedka...
Tan iyo 1992-kii 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10 sano, sida ku cad warqad ay heshay VOA.
Warqadda uu...
Fahad Yaasiin oo si la yaab leh uga hadlay go’aanka Dowlada ku xireyso...
G𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧:
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞 𝐥𝐨𝐨 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐚?
Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda...
Ra’iisulwasaare Xamze oo Nairobi kula kulmay Madaxweynaha Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan “waan soo laabnay bogii doorashada dad-ban”
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay nuuca dooraho ay qaban doonaan marka uu dhamaado muda xileedkiisa.
Madaxweynaha wuxuu tilmaamay inay ka go'an tahay doorashada soo socota inay...
QM oo ka jawaabtay go’aankii Dowlada Somalia ku xirtay UNSOM
Afhayeen Xafiiska UNSOM ayaa ka jawaabay go'aankii Dowlada Somalia ay ku dalbatay in lagu xiro Xafiiska taakulada Somalia ee Qaramada Midoobe (UNSOM).
Af-hayeenka oo wareysi siiyay idaacada VOA-da laanteeda Afka Somaliga ayaa...
Xamze Cabdi-Barre muxuu kala hadlay Xildhibaana Kenya ee Soomaalida ah+SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan safar shaqo ku jooga Caasimada dalka Kenya ee Nairobi, ayaa maanta kulan la qaatay xildhibaanadda Soomaaliyeed ee ku jiro...
Ra’iisulwasaare Xamze muxuu ku amaanay Soomaalida Nairobi +SAWIRRO
Nairobi, 10, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay gaareen Soomaalida ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada...