Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza
QAZA (DAYNIIL.COM)-Ciidamada Israa'iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan magaalada Rafah, weerarradan ayaa imaanaya hal habeen kaddib markii ciidamada Israa'iil ay duqeeyeen xero ay ku noolaayeen dad Falastiiniyiin ah oo...
Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Ka Tirsan Ciidanka Dhulka XDS Oo Loo Soo Xiray Tababar...
Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gen Maadeey Shekh Nuur Ufuroow Oo uu Wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Tababar Usoo xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeeno Laga Soo...
Madaxweynaha Kenya oo Mareykanka u sheegay in Somalia ay alshabaab qabsan doonaan hadii Atmis...
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo dhawaan Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa ka hadlay arimaha amniga Somalia si gaar ah ciidamada Kenya ee magaca Atmis ee ku jooga Somalia iyo...
Ciidankii maanta Muqdisho ka baxay oo caawa ka sii gudbay Degmo xeebeedka Caddalle
CADDALLE (DAYNIILE.COM)-Ciidamadii ugu dambeeyay Mudooyinkaan danbe oo saaka ka baxay Muqdisho ayaa Caawa la soo sheegay inay ka sii gud-been demo xeebeedka Caddalle ee Gobolka Sh.dhexe.
Ciidamadaan oo iskugu jiro kuwa u...
Kulane Jiis “Madaxweyne Xasan shidaalka Somalia ayuu iib-geeyay waana laga qariyay baralamanka iyo shacabka”
Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kulane oo loo yaqaano (Kulane Jiis) ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu shidaalkii Somalia u iibgeynayo dalka dibadiisa.
Kulane Jiis wuxuu xusay in dhowrkii mar ee Madaxweynuhu isaga daba...
Amniga meelaha laga soo galo Muqdisho oo aad loo adkeeyay
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa xoojiyey Qeybaha Iyo Ciidanka ka shaqeeya Baraha Laga soo Galo Magaalada Muqdisho
Ciidanka Howl-galada iyo Baraha Kontorolada Magaalada Muqdisho iyo Ciidanka Miina Baarista Gaar ahaan Xaywaanada uriya...
Somali ku nool Mareykanka oo isku dil ka bad baaday
Soomaali ku dhaqan gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa ka bad baaday isku day dil oo lala damacsanaa.
Ninkaan oo lagu magacaabo Cismaan Cali Axmed kana mida jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota...
Turkiga oo sheegay inay Yuhuuda la xisaabtamayaan
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu sameyn doono wax walba oo suurtagal ah taasoo uu kula xisaabtamo Maamulka Natenyahu ee Isra'iil.
"Turkiga wuxuu sameyn doonaa wax kasta oo...
Xamze Cabdi-Barre oo qaabilay wafdi ka socda Dowlada Sweden+SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall, waxa ayna ka wada hadleen xiriirka iyo iskaashiga...
Maxaa looga hadlay shirka Wasiirada Jaamacada Carabta+SAWIRRO
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha Dr. Ali Haji Adam Abubakar ayaa ka qayb galay kulanka 60aad ee Golaha Wasiiradda Carabta.
Kulanka oo ay kasoo qayb galaan Wasiiradda Wasaaradaha Caafimaadka ee Jaamacadda...