Saraakiil ka tirsan Milatariga Somalia oo tababar loogu soo xiray dalka Turkiga.+SAWIRRO
Sida aan ka soo xiganay warbaahinta Dowlada Somalia Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu soo xiray dalka Turkiga.
Saraakiishan ayaa muddo halkaasi ku qaadanayay koorsooyin...
Gud,Aadan Madoobe oo maanta booqday safaarada Somalia ee Nairobi+SAWIRRO
Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur "Aadan Madoobe" ayaa booqasho ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, waxaana kusoo dhaweeyay danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Amb...
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 IMF 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐛𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐞𝐞𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐢 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚
Kadib, shirar isdaba joog ahaa oo ay wada qaateen madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa hey’adda IMF, kulamadaas oo soo socday tan iyo December 2023-kii markii ay Dowladda Soomaaliya gaartay bar dhamaadka...
Masar oo beenisay in Israa’iil ay dib u furtay xadka Rafah.
Mas’uul u hadlay Masar ayaa beeniyay in heshiis lala galay Israa’iil oo ku saabsan in dib loo furo magaalada Rafax ee Marinka Gaza, sida uu sheegay TV-ga Masar.
Isagoo soo xiganaya ilo...
Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Nairobi ayaa halkaasi ka sii wada kulanada uu la leeyahay masuuliyiinta kala duwan.
Madaxweyne Xasa caawa wuxuu kulan gaar ah...
Cali Guud-laawe iyo Wasiiradiisa oo Degmo u aqoonsaday Geri-jir+SAWIIRO
Matabaan, 30-May-2024: Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa ka qeybgalay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Matabaan, taas oo ka dhacday xarunta degmada.
Shacabka degmada Matabaan ayaa...
Muxuu ku saabsan yahay dhambaalka Madaxweyne Xasan u direy Sucuudiga
RIYAD (DAYNIILE.COM)-Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin qoraal ah u diray dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan.
Fariinta Madaxweyne Xasan ayaa ku saabsaneyd dhanka diblomaasiyada...
Booliiska Somalia oo maanta soo xirey Nin ku kacay falal anshax-daro ah
MUQDISHO (DAYNIILE.CO)-War maanta ka soo baxay Taliska Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir ayaa lagu sheegay inay soo qabteen eedeysane lagu magacaabo Yaxye Xasan Maxamed (Malaariye)22 jir ah, kuna eedeysan in uu ku...
Alshabaab kale oo Baydhaba iska soo dhiibay
Cali Guudow Maadey oo ka tirsanaa Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay ururka 47-aad Guutada 8-aad ee Taliska Qeybta 60-aad CXDS kuwaas oo fadhigooda uu yahay degaanka Goof Gaduud Buureey ee...
IMF oo deg-deg Malaayiin Doolar u siineysa Soomaliya iyo ujdeedka
Hay'ada lacagta Aduunka ee IMF ayaa amartay in Dowlada Soomaaliya la siiyo $10 Milyan oo deg-deg ah si ay ugu taageeraan siyaasadda dhaqaale ee Soomaaliya.
Talaabadaan ay qaaday IMF ayaa soo dedejisay...