Gudoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laatay+SAWIRRO
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana Garoonka Diyaaradaha...
Masuul reer K/galbeed ah kashifay tirada Beero Ciidamada Itoobiya baad ku heystaan
QANSAX-DHEERE (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan hore oo ka tirsan Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa ka shifay in ciidamada Dowlada Itoobiya ee ku sugan meelo ka mida Gobolka Bay ay rakaato iyo baad ku heystaan beeraha ugu...
Ciidamada Dowlada oo ku hareereysan deegaanka Ruunirgood
RUUNIRGOOD (DAYNIILE.COM)-Ciidamo dhawaan ka baxay Magaalada Muqdisho oo xoojiyay kuwo hore u soo joogay gobolka Sh.dhexe ayaa la soo sheegayaa inay kaabiga ku hayaan deegaanka Ruunirgood halkaasoo ay dhawaan qabsadeen alshabaab.
Ciidamada...
Dadka ka badan 50 qof oo kuleyl ugu dhintay Dalka Hindiya
Dalka India oo maalmihii ugu danbeeyay uu ka jirey kuleyl aad u daran ayaa la soo sheegayaa inay sii kordhayaan dadka u dhimanaya cimilada oo meel sare gaartay.
Wararka ugu danbeeya ayaa...
Xaniifa Xaabsade ” Dagaalka Bardaale waxaa hurinaya Madaxd sare ee K/galbeed
BARDAALE (DAYNIILE)-Xiisada Dagaal ee maalmihii ugu dambeysay ka jirtay Magaalada Bardaale ee Gobolka Bay ayaa yeelata waji kale markii siyaabo iska horjeeda ay uga hadleen Masuuliyiinta maamulka K/galbeed iyo mucaaradka maamulkaasi.
Masuuliyiinta...
Taliye lagu dilay duleedka Caddale iyo xiisad ka dhalatay
Dagaal ka dhacay Deegaanka Xaaji Cali oo hoos taga Degmo Xeebeedka Cadalle ayaa waxaa ku geeriyooday Taliyihii ururka Darawiishta ciidanka Boliiska Gobolka Shabeeaha Dhexe.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska...
Xubnihii Daacish u qaabilsanaa Hanjabaada Ganacsatada Boosaaso oo la soo qabtay
BOOSAASO (DAYNIINLE)-Howlgal Ciidamada Maamulka Puntland ee PSF ay ka sameeyeen Magaalada ceebeedka Boosaaso ayay ku soo qabqabteen koox dhalin yaro ah oo ku eedeysan inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish.
Kooxdaan dhalinyarada...
Mareykanka oo kala hadlay Madaxweyne Xasan arinta damaca Itoobiya
Kadib markii dhawan qadka Teelka ay ku wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee maraykanka ayay arimo badan isla soo qaadeen sida xaalada Soomaaliya iyo khilaafka Itoobiya...
Maxkamada oo u yeertay 14 ruux oo dacwo loo heysto
Qoraal ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa loogu yeeray mudo bil gudaheed ah inay sharciga ku hor yimaadaan 14 ruux oo loo heysto dacwo madani ah.
Dacwadaan oo salka ku heysa...
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay muran ka dhashay magaca Daara’sulaam
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya inuu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ka hadlay markii ugu horeysay muranka dhashay magaca Degmada cusub ee Daaru-salaam oo dadka deegaankaasi asal ahaan u dhashay ay...