Advertisement

Maxaa sababay in dib loo dhigo Fadhiga Golayaasha Deegaanka DG Puntland?

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dowladaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa dib u dhigtay fadhiga Golayaasha Deegaanka ee bishaan Janaayo 2025 lagu waday in uu furmo sabab la xiriirta howlgallada ka...

Midowga Afrika oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya

0
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku saabsan soo celinta xiriir diblomaasiyeed ee u dhaxeeyay oo muda sanad ku dhaw meesha ka maqan.   Heshiiskan ayaa...

Soomaliya maxaa ka hortaagan qaranimada

0
https://youtu.be/m8MN6uBI3EM?si=IcmW69rya0KxSo2u

Dowladda Fedaraalka oo bogaadisay guulaha ciidanka Puntland ka gaareen dagaalka Daacish

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa bogaadiyay dagaalka culus ee ciidanka Puntland kula jiraan kooxda Daacish ee ka socnaya dhulka Buuraleyda ah. Wasiir Alcadaala ayaa qoraal...

Puntland oo gacanta ku dhigtay raxan diyaarado yar yar ah kuwa qaraxyada loo...

0
Ciidanka Puntland ayaa Gacanta ku dhigay ilaa sagaal diyaaradood nooca loo yaqaan Drone-ta oo isugu jira kuwa wax basaasa & kuwo qaraxyada loo adeegsado, oo kooxda Daacish ay adeegsanayeen. Qabashada Diyaaradahan ayaa...

Soomaliya maxaa ka hortaagan qaranimada

0
https://youtu.be/m8MN6uBI3EM?si=_vb81-dGkuuE1mUn

Madaxweynaha Isdoortay Axmed Madoobe oo taageero wayn u muujiyay Puntland

0
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda Puntland. Axmed Madoobe oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa adkeeyay...

Markab laga leeyahay Shiinaha oo laga sii daayay xeebaha Soomaaliya iyo Dowladda dalkaas oo...

0
Markab kaluumaysi oo laga leeyahay Shiinaha, islamarkaana burcad badeed Soomaali ahi ay ku haysteen xeebaha Puntland ayaa la sii daayay, sida ay xaqiijisay safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya. War saxaafadeed ay soo saartay...

Caasimadda Muqdisho oo laga dareemaayo xaalad Amni soo kabasho ah

0
Caasimada Muqdisho ayaa muddooyinkii u dambeeyay laga dareemayay xaalad amni oo isbeddelaysa, iyadoo hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya ay wadaan dadaallo xooggan oo lagu xaqiijinayo nabadda iyo badbaadada shacabka. Waxaa jiray hawlgallo...

Wasiir Faarax oo shaaciyay hanaanka kamid noqoshada Guddiga Qaranka Tacliinta sare Soomaaliya

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday hannaanka loo marayo (ka mid noqoshada) xubinnimada Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare, sida ay ku caddeeyeen Bayaan ay soo saareen. Fursaddan...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best meal replacement shake 2024: Get fit with help from

0
In brand new fast-paced international, meal substitute shakes have emerge as a pass-to solution for those searching for a handy, nutritious, and short meal...