Advertisement

Maxay tahay sababta shaqaalaha Dowlada Somalia Yurub iyo Ameerika ugu baxsanayaan?

0
Waxaa sidii caadiga ahayd sii korsdhaya tirada shaqaalaha Dowlada Somalia ee u sii baxsanaya dalalka Yurub iyo Ameerika si ay uga helaan nolol dhaanta tan dalka ay ku heysteen. Shaqaalahaan  waxay ka ...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti+SAWIRRO

0
Jabuuti, May 15,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle...

Hay’ada Taya-dhowrka oo mar kale bur dhacay ku qabatay Dekada Muqdisho+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hay'adda Tayo-dhowrka ee Dowlada Soomaaliya ayaa  mar kale waxay maanta gacanta ku dhigtay bur qoyan oo ah waqtigiisu dhacsan yahay. Burka maanta la qabtay oo kunteenaro ku jiray ayaa qorshuhu ahaa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 15 May, 2024. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadli doono arrimaha dhameystirka dastuurka iyo dardar gelinta dagaalka looga...

Madaxweyne Xasan “hadii dhalinyarada hore loogu dhaliilay inay dalka burburiyeen hadana iyagaa naftooda u...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa sheegay in dhalinyaradu doorka ugu muhiimsan kaga jiraan dhanka kasta. Madaxweyne Xasan ayaa...

Taliyaha Milatariga Somalia oo la wareegay Gaadiid Dagaal oo Mareykanku ugu talo galay kumaandooska...

0
Sida lagu baahiyay Tv-ga Qaranka Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska XDS ee Danab. Gaadiidkaan ayaa...

Reysal wasaare Dal reer Yurub ah oo la toogtay iyo ciidamada oo qabtay gacan...

0
HANDLOVA (DAYNIILE.COM)-Reysal wasaariha Dalka Slovakia ayaa la soo sheegayaa in la toogtay xili uu ka soo baxay xafiiskiisa islamarkaana gacan qaadayay dad shacab ah. Masuulkaan ayaa dhaawac ahaan lagu qaaday, waxaa lagu...

Shirkii Golaha wada-tashiga ee maanta maxaa looga hadlay

0
Muqdisho, 15 May 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho ayaa warbixin lagaga dhagaystay Hoggaamiyaha...

Qeybtii ugu horeysay Xujey Somaliyed oo goor dhaw gaartay Sucuudiga+SAWIRRO

0
Soomaalidii ugu horeysay oo Xujey ah ayaa goor dhaw gaartay Magaalada Madiina ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga. Allaha ka aqballee Xujedaan oo la soo dhaweeyay ayaa basas waaweyn looga daabulay garoonka diyaaradaha si...

Gudoomiye Aadan Madobe oo booqday Baarlamaanka Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta booqday Xarunta Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best steam irons we’ve tried and tested in 2024

0
Finding the satisfactory steam iron in 2024 can be a frightening assignment given the myriad of options to be had within the market. Whether...