Madaxweyne Xasan oo qodobo muhiim ah kala hadlay Dowlada Ruushka
Muqdisho, Maajo 20, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo...
Dacwad ooge dalbaday in la soo xiro Netanyahu iyo Sinwaar
Dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ayaa sheegay inuu dalbanayo in la soo xiro ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant iyo Hoggaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar.
Madaxweynaha Mareykanka Biden...
Dowlada Turkey oo durba shaki ka muujisay in dhimashada Madaxweynaha Iiran uu ahaa shirqool
Wasiirka gaadiidka Turkiga Abdulkadir Uraloglu ayaa war uu shaaciyay wuxuu ku muujiyay shaki ah in shilkii diyaaradeed uu ku dhintay Madaxweynihii Iiran uu ahaa shir laga danbeeyay.
Shakiga Dowlada Turkiga ayaa yimid...
Taliska Booliiska oo digniin u direy dhalinyarada baraha bulshada caanka ka ah
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa digniin u direy dhalinyarada baraha bulshada caanka ka ah kuwaasoo maalmihii ugu dambeeyay ka waday socila media arimo kicin bulsho ah.
"Waxaa looga digayaa shacabka Soomaaliyeed ee...
Wasiirka Amniga oo maanta xariga ka jaray Saldhiga cusub oo laga hirgeliyay Dhuusa-mareeb+SAWIRRO
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Amniga Dowlada Faderaalka Soomaaliya sareeye guuto C/llaahi Sh. ismaaciil Farataag ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug wuxuu ka daah-furey saldhiga Boliiska Magaaladaasi oo dib u dayac tirey...
Howlgal ciidamada Dowladu ka fuliyeen deegaano hoos taga Masagwaay+SAWIRRO
Wararka laga helaayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya iyo kuwa macawisleyda ay howlgal ka sameeyeen deegaanka Masagawaay oo dhawaan Dowladu kala wareegtay kooxda Alshabaab.
Howlgal ciidanka xoogga...
Dowlada Somalia oo ka hadashay geerida Madaxweynaha Iiran
Dowladda Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Iran geeridii ku timid Madaxweyne Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Xuseen Amir-Abdollahian iyo masuuliyiintii kale ee la...
Muxuu ku saabsan yahay shirka uu maanta daah-furey Wasiirka arimaha gudaha+SAWIRRO
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa daah-furay shirwaynaha Qaran ee dib u eegista Hirgalinta Balanqaadyadii Dowladda Soomaaliya ee Madasha Qaxootiga Adduunka...
XOG: Sababta Faqriga, Colaada iyo Cudurada ay Soomalidu uga bixi la’dahay
MUQDISHO(DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa saaka  furay shir ay isugu yimaaddeen Wasaaradaha adeegga bulshada ee heer federaal iyo heer maamul goboleed.
Shirkaan ayaa lagu xoojinayaa ahmiyadda kobcinta Karaanka Aadanaha, oo...
Faarax Luga Baasto iyo Majihii Saxaabiga
Maalmahaan waxaa na soo gaaray Magacyo ay isticmaalaan Qurba joogtu oo ah Xaliimo iyo Faarax Luga Baasto. Somalidu Badanaa waa Jinsi asal ahaan dhuudhuuban oo Maja yar yar. Majaha yar yarna...