𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐝𝐮𝐪𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚 oo Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay+SAWIRRO
Muqdisho, 14 January 2025: Wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Sucuudiga 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐒𝐮𝐥𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐀𝐥-𝐌𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝 oo casuumaad rasmi ah ka helay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 ku han-jabay inuu talaabo ka qaadi doono 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮...
Muqdisho, Talaado, 14 Janaayo 2025:—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay door muuqda ku leeyihiin Xukuumadda DanQaran, dhawaana ay heli ka heli...
Xildhibaan Cabdiramaan Cabdishakur oo weerar afkaa ku qaaday madaxweyne Xasan Sheikh
https://youtu.be/tMdSZBK-Jvo?si=0QaBsCVf2t95gFgX
Dabeylo hor leh oo la saadaaliyay inay sii holcin karaan dabka Los Angeles iyo...
LOS-ANGELES (DAYNIILE.COM)-Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Los Angeles ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya inay sii kordhayaan khasaaraha dhimashada dadka uu saameeyay dabka halkaasi ka holcaya mudo asbuuc ah kaasoo...
Warbixin: Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xaraashi rabo dhawaan Villa baydhabo oo fariisanka ciidamada Xooga...
Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa dulaaleyda dhulka ee xaraashka dhulka danta guud u diray in ay soo xarashaan dhulka Villa Baydhabo oo la beecgeynayo si ay Villa Somalia ugu isticmaasho Ole-Ole Doorasho.
Gees...
Wasiir Fartaag oo booqday taliska ciidamada xuduudaha ee Dalka Ciraaq+SAWIRRO
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta taliska ciidamada xuduudaha ee Dowladda Ciraaq, isagoo ay weheliyaan Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka...
Sheekh Shariif “Nabad kuma imaaneyso habka Xasan Sheekh uu kula hadlayo Itoobiya,Arintan waa halis”
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ayaa hadal ka jeediyay xaaladda siyaasadeed iyo xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo sheegay in habka uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ula hadlayo...
Muxuu yahay heshiiska dhex-maray Wasaarada Warfaafinta Somalia iyo mid ka mida Jaamacadaha Muqdisho +SAWIRRO
Muqdisho, 14 January 2025: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta kulan gaar ah kula yeeshay maamulka Jaamacadda Muqdisho oo uu horkacayo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka muxuu kala hadlay saraakiisha Guutada 14-ka October+SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kormeer ku tagay Taliska Guutada 14-ka October ayaa u kuurgalay shaqada Guutada.
Taliyaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xafiisyada...
Hay’adda SoDMA “Waxa aan garab taaganahay Dadkii uu saameeyay Dabka California”
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya ee SoDMA ayaa Dowladda iyo Shacabka uga tacsiyeysay dhibaatada ay ka dhaxleyn Dabka Xooggan ee 8 cisho kahor ka kacay Magaalada Los Angeles ee Dalka Maraykanka.
Magaaladaan...