Wasiirka Difaaca Somalia muxuu kala hadlay Safiirka Ruushka+SAWIRRO
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov , isaga oo kala hadlay xoojinta dadaallada socda iyo...
Dib u dhac ku yimid Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa dib u dhac uu ku yimid Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa aqal kaasoo qorshuhu ahaa inuu furmo bisha June bilowgiisa.
Shir ay maanta yeesheen Guddoonka labada Aqal ee...
Alshabaab oo Taliye cusub magacaabatay
Kooxda Alshabaab oo ka dagaalanta Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah ayaa la soo sheegayaa in taliye cuisub ay u magacaabeen maleeshiyaadkooda.
Xuseen Macalin oo ah la taliyaha amniga Qaranka Dowlada Soomaaliya...
Booliiska oo xabsiga dhigay Oday dhawaan ka hor yimid xukunkii Sayid Cali
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmadda Waabari ayaa soo xiray Odey lagu magacaabo Mascuud Cabdullaahi Afrax(Garweyne).
Odey Gar-weyne ayaa eedeysane u ah Garsoorka dalka kadib markii uu dhawaan...
Siyaasiga Cali Yarre Cali oo Dowlada kula taliyay Talaabo muhiim ah
Siyaasiga Cali Yarre Cali oo Dowladii hore ka soo noqday Gudoomiye xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu talo muhiim ah u soo jeediyay Dowlada Soomaaliya.
Cali...
Saciid Dani oo soo xirey shirkii jiheynta xukuumada+SAWIRRO
Garoowe: 22 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa hadda kaga qeyb gelaya Qasriga Madaxtooyada xiritaanka Shirka Jiheynta...
Nabadoon Abaabul “Muqdisho waa isku soo kaduudmatay waa in xamar lagu soo daro Balcad,Afgooye,Warsheekh...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Golaha Badbaado Bulsho Nabadoon Abaabul ayaa ka hadlay soona dhaweeyay go'aankii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan uu Muqdisho ku soo daray sedex degmo oo cusub.
Nabadoon Abaabul wuxuu saxaafada la wadaagay talo soo...
Ra’iisul-Wasaare Xamsa “Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) wuxuu xambaarsan yahay rajo cusub iyo hiigsi fog...
Muqdisho, 22, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) tusaale u yahay hannaanka cusub ee ay qaadday Soomaaliya, kaas oo...
Norway, Ireland iyo Spain oo Dowlad u aqoonsaday Falastiin
War ka soo baxay sedexda Dalalka Norway, Ireland iyo Spain ayay ku shaaciyeen inay Falastiin u aqoonsadeen Dowlad buuxda oo dunida ka tirsan wixii hada ka danbeeya.
Saddexda waddan ee Yurub waxay...
Muxuu yahay shirka uu Qaahira kaga qeybgalay Wasiirka Maaliyada+SAWIRRO
QAAHIRA (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta Dalka Masar wuxuu kaga qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda Carabta.
Shirkaan oo ka dhacay Magaalada New Qaahira ee dalka Masar...