Isbadal ku yimid Sadaashii Duufaanta Leyl
Sida sadaashu muujineyso 𝗱𝘂𝘂𝗳𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗹𝘆 ayaa galabtay ilaa caawa fiidkii waxaa jira is badal ku yimid xawaarihii ay ku socotay taas oo muujineyso duufaanta in ay sii daciifeyso.
Dowladda Soomaliya waxay si...
Ra’iisulwasaare Xigeenka oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Britain
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta Muqdisuo kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.
labada masuul ayaa isla soo qaadeen xiriirka labada Dal iyo...
Taliye Sulub oo tababar usoo xirey Ciidamo Cusub+SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin ayaa Tababar u soo Xiray 70 Askar Cusub Kana mid Noqon Doono Qeybta Hab Maamuuska Gaar ahaan Baanda Musikada Boliiska Soomaaliyeed,
Munaasabadana Tababarka loogu...
Xujeyda Soomaaliyeed oo wali ku sii qulquleysa Magaalada Makah
Iyadoo wali ay socoto daabulidda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa Waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka ambabaxay Gaadiid ay saaran yihiin Xujey maalmahaan ku sugnaa magaaladaasi kuwaas oo...
Booliiska Xamar oo soo xirey Gabar dhawaan sheegtay in reerkeedu dilayaan Madaxweynaha Dalka
MUQDISHO(DAYNIILE..COM)-Ciidanka Booliiska Caasimada Somaliya ee Xamar ayaa soo xirey haweeneey dhawaan baraha bulshada kaga hanjabtay madaxda Dowlada Somalia.
Haweeneydaan oo lagu magacaabo Fartuun Nuur Maxamad waxay booliisku ku soo eedeeyeen Afxumo ay...
Waasiirada oo shirkooda maanta ku ansixiyay heshiisyo Dowladu la gashay dalal kale+SAWIRRO
Muqdisho, 23, May 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah;
1. Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka,
2....
Khubaro ku baree magacaaga iyo Diintaada
Dadka Reer Tanzania weligood waxa ay ku noolaayeen Dhul duurjoogtu ku badan tahay oo Libaaxyo badan ay joogaan. Mar dhaw ayaa Raxan Libaaxyo ah oo Dad cun ahi ku soo bateen...
C/raxmaan C/Shukuur oo sharaxay sababta dhalinyaradu uga niyab jabaan siyaasada Somalia
Siyaasiga caanka ah axildhibaan C/raxmaan C/shuiuur Warsame ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo jiyab jab ay siyaasada ka muujiyeen dhalinyaro uu sheegay inuu la kilmay.
Xildhibaanka qoraalkiisa ayaa sidan...
Deni ma wuxuu ka soo dabcayaa sidii hore oo doonayaa wadahadal?
=XIGASHO BBC SOMALI=
Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani oo ka hadlayay munaasabadda xidhitaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland ayaa sheegay "in cidna aanay uga carareynin Soomaalinamada".
Hadalkan ayaa imanaya muddo dhinacyadu isku diiddanayaan sida wax...
Shacabka Yuhuuda oo wali mudaaharaadyadii ay ku dalbanayeen in xamaas lala heshiiyo
TEL-AVIV (DAYNIILE.COM)-Israa'iiliyiintu waxay dalbanayaan in maxaabiista loo soo celiyo iyagoo mudaaharaadaya.
Muuqaal ay xaqiijisay Aljazeera ayaa muujinaya dad badan oo Israa’iiliyiin ah oo ka mudaaharaadaya sida ay dowladooda ugu guul darreysatay in...