Advertisement

Israa’iil oo xasuuqday ku dhawaaq boqol reer Gaza ah saacadihii ugu dambeeyay

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 77 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay 174 kalena waa lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee ka dhacay Gaza, sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee maalinlaha ah ee Wasaaradda...

Maxamed Cabdi-Waare oo Kenya kaga qeybgalay shir looga hadlayay la-dagaalanka Alshabaab+SAWIRRO

0
Sida lagu baahiyay TV-ga Qaranka Somalia Kulan socday muddo todobaad ah oo looga hadlaayay la-dagaalanka argagixisada iyo xakamaynta farriimaha gurracan oo ay soo agaasintay Urur-Gobolleedka IGAD ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada...

Dowlada Somalia oo joojisay dhamaan duulimaadyada garoonka diyaaradaha Magaalada Dooloow.

0
DOOLOOW (DAYNIILE.COM)-Amar la sheegay inuu ka soo baxay Dowlada Somalia ayaa lagu joojiyay dhamaan shaqadii garoonka diyaaradaha Magaalada Dooloow ee Gobolka Geddo marka la eego kuwii tagi jirey iyo kuwii ka...

Wasiir Amniga oo Gedo ka bilaabay shirar uu la leeyahay masuuliyiinta Gobolka+SAWIRRO

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan BFS ayaa maanta la kulmay maamulka degmada Garbahaareey iyo hoggaannada qeybaha kala...

Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay wadigii ka yimid dalka Algeria+SAWIRRO

0
Muqdisho, Diseembar 20, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho...

Taliyaha Booliiska oo Ciidamada ugu Hambalyeeyay xuskooda maalinta Booliiska

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhamaan Booliiska Soomaaliyeed wuxuu ugu hambalyeeyay xuska sanadguurada 81-aad ee aas-aaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. ' Waxaan u hambalyeynayaa Sareeyayaasha, Saraakiisha, Kormeerayaasha, Saraakiil-xigeenada, Alifleyda,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya

0
Muqdisho, Jimco, 20, December, 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga...

Xogta: saansaanta dagaal mar kale laga cabsi qabo inuu Geddo ku dhex-maro Dowlada iyo...

0
GAR-BAHAAREEY (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo kordhaya saan-saan colaadeed oo ka taagan Gobolka Geddo halkaasoo laga cabsi qabo inay mar kale isku fara-saaraan ciidamada Xooga dalka Somalia iyo kuwa Maamulka Jubaland madaama dhawaan ay...

Wafdi sare oo ka socday  Midowga Afrika oo Muqdisho kula kulmay Madaxda Somalia iyo...

0
Wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Afrika, oo uu hoggaaminayay Gen. Cheick Dembele, Madaxa Qaybta Hawlgallada Nabad Taageerista ee Guddiga Midowga Afrika iyo Dr Donald Kaberuka, Wakiilka Midowga Afrika...

Maxaa kala qabsaday Guutada 14-ka October iyo Al-shabaab kadib howlgal qorsheysnaa

0
MARKA (DAYNIILE.COM)- Sida lagu shaaciyay idaacada ciidamada ee Dowlada Somalia Ururka 141-aad, Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay saacadihii ugu dambeeyay ee shalay howlgal ka dhan...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best strimmers and grass trimmers I’ve tested in 2024

0
Maintaining a nicely-manicured garden requires the right gear, and a first-rate grass trimmer is crucial for reaching easy edges and unique cuts. Whether you're...