SAWIRRO: Banaan-baxyo dhimaso sababay oo ka socda Dalka Bangladesh
DHAKA (DAYNIILE.COM)-Dalka Bangladesh waxaa laga soo sheegayaa dibad-baxyo rabshada wata kuwaasoo sababay dhimashada lix ruux.
Booliiska ayaa qaaday talaabooyin ay ka mid yihiin inay xiraa iskuulada iyo jaamacadaha kadib isu soo baxyada...
Israa’iil oo xasuuqday 81 shacab falastiiniyiin ah
GAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 81 qof ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ay ku qaadday Qaza 24-kii saac ee ugu dambeeyay, sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee ay soo saareen saraakiisha caafimaadka...
Howlgal ka dhan ah Alshabaab oo laga fuliyay Hiiraan+SAWIRRO
BUULO-BURDE(DAYNIILE.COM)-Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Deegaanka ayaa duulaan ku qaaday deegaano hoos tava dagmada buuloburde ee gobolka Hiiraan.
Ciidanada ayaa gabi ahaanba cagta mariyay kooxihii Alshabaab ee deegaanadaasi ku sugnaa...
Muxuu ku saabsanaa shirka u dhexeeyay Dowlada iyo Hay’adaha dhaqaalaha+SAWIRRO
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo #FGC, oo ay ku mideysan yihiin Dowladda...
Duqa Muqdisho oo daah-furey Kawaanka Maleyga Xeebta Liido+SAWIRRO
Muqdisho, 17 July 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray kawaan cusub oo casri ah, kaasi oo loogu tala galay in...
Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Baarlamaanka+SAWIRRO
Muqdisho Luulyo,17,2024: Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane...
C/raxmaan C/shukuur oo u jawaabay Al-Cadaala
Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Al-Cadaala ayaa warbaahinta iyo baraha bulshada waxay isku dhaafsanayaan hadalo lidi isku ah.
Alcadaala ayaa dhawaan wareysi uu siiyay BBC-da wuxuu...
Maamulka Somaliland oo ku baaqay in dib u eegis lagu sameeyo cunuqabateyntii hubka ee...
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay hubkii dhawaan shacabka reer Cabud-waaq ay bililiqeysteen ayaa soo jeediyay in Beesha Caalamku dib u eegis ku sameeyaan go'aankii Somalia looga qaaday...
Maamulka Galmudug muxuu ka yiri hubkii lagu bililiqeystay Cabud-waaq
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed uu soo saaray wuxuu kaga hadlay hubkii dhawaan shacabku ku bililiqeysteen Magaalada Cabud-waq ee Gobolka Mudug islamarkaana hoos taga Maamulkaasi.
Warsaxaafadeedka waxay ku sheegeen maamulku inuu...
Thabit Cabdi “Qaadistii cunaqabateynta hubka ma ahayn in ay dhasho qulqul hub sharci darro...
Gudoomiyihii hore ee Gobolka ee Gobolka Banaadir Thabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay hubkii Dowladu waday ee dhawaan shacabka Cabud-waaq xoog kula wareegeen xili ay hal hal u bililiqeysteen.
Masuulkaan ayaa qoraal...