Advertisement

Taliyaha Ciidamada Lugta Somalia oo Baydhaba kula kulmay saraaliil ka socda Dalka Britain

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Taiyaha ciidamada Lugta Somalia uu halkaasi kula kulmay saraakiil ka socda Dalka Britain. Taliyaha  Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle...

Kulanka Ra’iisulwasaaraha iyo Jaaliyada Somaliyed ee Kenya+SAWIRRO

0
Nairobi, 09, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, isaga oo uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya iyo...

Tiradii ugu badneyd Alshabaab la soo qabtay oo lagu soo bandhigay Baydhaba+SAWIRRO

0
Sida TV-ga Qaranka uu sheegay Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabayaashii ugu badnaa oo ka tirsan Khawaarijta,...

Duqa Muqdisho oo xalay sameeyay kormeer amni+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kormeeray qaar ka mid ah kontorolada laga soo galo Magaalada Muqdisho. Kormerkaan ayaa waxa ku wehliyay Guddoomiye Kuxigeenka...

Musharax Madaxweynaha Galmudug State Dr./Gaashaanle sare, Mohamed Aden Jimale (Koofi). Waa nin Caynkee ah?

0
  Dr./Gaashaanle sare, Mohamed Aden Jimale (Koofi). Musharaxaan waa nin dhallinyaro ah, agoonnimo ku soo koray, kuleejada agoonta ku jiray laguna soo barbaariyay, saaxada soo fuulay xilli hadda 17 Gu’ laga joogo. Markii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo dalbatay in si dhow loola socdo xaalad halis ah oo...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo maanta booqasho ku tegay Xarunta Qaran ee gurmadka deg-degga ah ee hay’adda SODMA ayaa wuxuu ugu baaqay hay’adaha ka...

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo ka badbaaday shirqool dil ah

0
Sirdoonka Ukraine ayaa sheegay in ay ka hortageen shirqool Ruushka u dhigeen si ay u dilaan madaxweyne Zelensky saraakiil kale. Waxaa la xiray labo korneel oo ka tirsanaa ururka ilaalada madaxda dowladda...

Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiiday heshiis muhiim ah oo 5 sano soconaya

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Swededn ayaa kala saxiixday Heshiis is af-garad ah oo ku aaddan arrimaha Hantidhowrka, heshiis kaasi oo socon doono muddo 5 sano ah. Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Kaluumaysato Ajaanib ah

0
Ciidamada ammaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa howlgallo culus waxaa ay ka sameeyeen Xeebaha degaanada Maamulkaasi, waxaana ay kusoo qabqabteen shaqsiyaad isugu jira Soomaali iyo ajaanib. Howgallada oo ahaa ku qorsheysan ayaa waxaa...

Cudurro halis ah oo ka dhashay daadadkii ku dhuftay Kenya

0
Ugu yaraan 44 xaaladood oo cudurka daacuunka ah ayaa laga soo sheegay ismaamulka Tana River ee dalka Kenya, iyadoo fatahaaduhu ay sare u qaadayaan khatarta faafitaanka cudurada ka dhasha biyaha. Warbixin ay...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...