Advertisement

Maamulka Puntland “xagee joogtaa Dowlad xiri karta UNSOM, Xassan isagaaba maalin kasta looga yeeraa...

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si kulul uga hadlay go'aankii Dowlada Somalia ku dalbatay in la xiro Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya. Maamulka Puntland wuxuu ku tilmaamay talaabadaasi mid lagu degdegay...

Gudoomiye Adan Madobe oo Dalka ku soo laabtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo dalka Turkiga ugu maqnaa. Guddoomiyaha ayaa intii uu joogay...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Dagaalyahannada Xamaas ayaa gantaallo iyo hoobiyeyaal ku garaacay ciidamada Israa’iil iyo taangiyo xilli ay gudaha u galeen magaalada Rafah ee koonfurta Qaza iyadoo saddex askari ay ku dhaawacmeen qarax ka...

Ra’iisulwasaaraha oo kulan soo dhaweyn ah Caawa loogu sameeyay Xaafada Islii-Nairobi+Sawirro

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mida Golihiisa Wasiirada ayaa caawa xaflad soo dhaweyn ah waxaa loogu sameeyay xaafada Islii-Nairobi ee Xarunta Kenya. Xaflada waxaa lagu qabtay BBS Mall oo ku yaal...

Xam,ze oo Nairobi kaga qeybgalay looga hadlaayay nabadeynta Koonfurt Sudan+SAWIRRO

0
Nairobi, 09, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda ee South Sudan oo ka socda Madaxtooyada Dalka Kenya,...

Isbitaalka Guled oo u dabaaldegay sanadguuradii 22aad, soona bandhigay waxqabadkiisa+SAWIRRO

0
Waxaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayey sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay aasaaska Isbitaalka taqasusiga ah ee Guled, isla markaana lagu daah-furayey qeybta cusub ee daweynta...

Kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyada oo la soo qabtay+SAWIRRO

0
Askarta Booliiska Dowlada Somalia ayaa maanta soo qabtayu kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyo ka mida kuwa A iyo B-da ee Maamula Gobolka Banaadir uu buufiyo. Soo qabashada ayaa timid...

Madaxweynaha Ruushka oo ka digay Dagaal Caalami ah

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Ruushka  Vladimir Putin ayaa maanta ka digay in dunidu wajaddo dagaaal caalami ah xili uu heegan geliyay ciidamadiisa Nukliyeerka "Sida hada ii muuqata  Ruushka uma dulqaadan doono halis kasta oo...

Booliiska Somaliland oo soo qabtay wiil dil ka gaystay Hargeysa

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa saaka aroortii soo qabtay xabsigana dhigay wiil 17 jir ah oo Magaalada Hargeysa xalay waqti danbe ku dilay wiil kale oo isna 18 jir ahaa. Eedaysane...

Dowlada Somalia codsatay in la xiro Xafiiska UNSOM

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qoraal ka soo baxay Wasaarada arimaha dibada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Hay'ada Qaramada Midoobe waxaa loogu gudbiyay dalab ah in la xiro Xafiiska UNSOM ee ka furan Magaalada Muqdisho. Xafiiskaan ayaa...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...