Duqa Muqdisho oo daah-furey Kawaanka Maleyga Xeebta Liido+SAWIRRO
Muqdisho, 17 July 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray kawaan cusub oo casri ah, kaasi oo loogu tala galay in...
Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Baarlamaanka+SAWIRRO
Muqdisho Luulyo,17,2024: Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane...
C/raxmaan C/shukuur oo u jawaabay Al-Cadaala
Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Al-Cadaala ayaa warbaahinta iyo baraha bulshada waxay isku dhaafsanayaan hadalo lidi isku ah.
Alcadaala ayaa dhawaan wareysi uu siiyay BBC-da wuxuu...
Maamulka Somaliland oo ku baaqay in dib u eegis lagu sameeyo cunuqabateyntii hubka ee...
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay hubkii dhawaan shacabka reer Cabud-waaq ay bililiqeysteen ayaa soo jeediyay in Beesha Caalamku dib u eegis ku sameeyaan go'aankii Somalia looga qaaday...
Maamulka Galmudug muxuu ka yiri hubkii lagu bililiqeystay Cabud-waaq
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed uu soo saaray wuxuu kaga hadlay hubkii dhawaan shacabku ku bililiqeysteen Magaalada Cabud-waq ee Gobolka Mudug islamarkaana hoos taga Maamulkaasi.
Warsaxaafadeedka waxay ku sheegeen maamulku inuu...
Thabit Cabdi “Qaadistii cunaqabateynta hubka ma ahayn in ay dhasho qulqul hub sharci darro...
Gudoomiyihii hore ee Gobolka ee Gobolka Banaadir Thabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay hubkii Dowladu waday ee dhawaan shacabka Cabud-waaq xoog kula wareegeen xili ay hal hal u bililiqeysteen.
Masuulkaan ayaa qoraal...
Taliye Gen.Dayax oo Galabta gaaray deegaan dagaal culus uu ku dhexmaray Alshabaab iyo Dowlada+SAWIRRO
Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta gaarey aagga Deegaannada Waniile iyo Dhagaxyaale .
Dagaanadaan oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud...
Ciidamada Dowlada oo awood ku soo cashanaya hubkii shacabku qaateen
CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dowlada Soomaaliya ciidamo iyo gaadiid dagaal geysay Gobolka Galgaduud gaar ahaan nawaaxiga Magaalada Ceel-waaq oo dhawaan hub Dowladu galbineysay ay qabsadeen maleeshiyaad ka...
Banaan-baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo William Ruto oo Kenya dib uga bilowday
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Nairoobi iyo meelo kale ka bilowday dibad-baxyo shacabku ku dalbanayaan inuu is casilo Madaxweynaha Kenya William Ruto.
Dibad baxyada maanta dib u bilowday waxaa ku dhintay hal ruux...
Dowlada Somalia oo war-murtiyeed ka soo saartay dhacdadii Cabud-waaq
Warmurtiyeed
Muqdisho Luulyo 16-2024: Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ayaa waxay maalintii shalay oo ay taarkiihdu...