Advertisement

Banaan-baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo William Ruto oo Kenya dib uga bilowday

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Nairoobi iyo meelo kale ka bilowday dibad-baxyo shacabku ku dalbanayaan inuu is casilo Madaxweynaha Kenya William Ruto. Dibad baxyada maanta dib u bilowday waxaa ku dhintay hal ruux...

Dowlada Somalia oo war-murtiyeed ka soo saartay dhacdadii Cabud-waaq

0
Warmurtiyeed Muqdisho Luulyo 16-2024: Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ayaa waxay maalintii shalay oo ay taarkiihdu...

ku dhawaad 100-kun qoys oo ku barakacay deegaanada Somaliland

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Sida ay sheegtay Idaacada VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga ku dhawaaq 100-kun qoys ayaa ka barakacay degaano ka tirsan dhulka Maamulka Soomaalida Waqooyi ee Somaliland. Wasaaradda Deegaanka maamulka Somaliland ayaa laga soo...

Maxkamada Ciidamada Juballand oo saaka dil ku fulisay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsanaa+SAWIRRO

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maxkamada Ciidamada ee Maamulka Jubnland ay saaka fulisay dil toogasho ah. Maxkamada waxay saaka dilka toogasho ku fulisay 5 nin oo ka...

C/raxmaan C/shukuur “lama aqbali karo in Dowladu ka aamusto fashilka ka soo wajahay hubka...

0
Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur  Warsame ayaa si kulul uga hadlay sababta ilaa hada Dowlada Somalia uga aamusan tahay dhacdada ka taagan Magaalada Cabud-waaq kadib markii hub Itoobiya ka yimid uu gacanta u...

Xukunka Rag loo haysto Dilka Arday.

0
Dable Xoogga Axmed Maxamed Raage (Qataatow) , Dable Nisa Cabdi Axmed Cadow Axmed iyo Dable Nisa Farxaan Aadan Nuur Cilmi, ayaa si wadajir ah loogu soo eedeeyey in ay geeysteen Dilka...

Siyaasi Xog-xasaasi ah ka bixiyay cida leh hubkii Cabud-waaq lagu qabtay

0
Waxaa maanta hub lagu qabtay Magaalada Cabud-waaq ee Gobolka Galgaduud kaasoo lagu siday gaadiid xamuul , islamarkaana laga keenay dhanka Itoobiya. Inkastoo warar kala duwan ay ka soo baxeen hubkaan oo ay...

Alshabaab ka badan 50 oo lagu dilay Howlgal Ciidamada Dowladu fuliyeen

0
Muqdisho, 15, July 2024: In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen Ciidanka Qaranka, Geesiyaasha Dadka Deegaanka iyo Saaxiibada Caalamka, kaasi oo ka...

Ra’iisulwasaare Xamze muxuu ka yiri kulankii looga hadlayay guulaha maamulka maaliyadeed ee Dowlada+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo hayaanka horumarinta hannaanka maaliyadda dalka oo maanta 10-sano jirsaday. Ra’iisul Wasaaraha oo...

Shirkii Baarlamaanka ee Maanta maxaa looga hadlay?+SAWIRRO

0
Muqdisho Luulyo,15,2024: Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 5-aad kulankiisa sedaxaad waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best phone camera 2024: Testing the Android and Apple

0
In nowadays’s digital age, a phone's digicam has emerge as considered one of its maximum important functions. Whether you’re capturing circle of relatives moments,...