Advertisement

Maamulka Somaliland oo ku baaqay in dib u eegis lagu sameeyo cunuqabateyntii hubka ee...

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay hubkii dhawaan shacabka reer Cabud-waaq ay bililiqeysteen ayaa soo jeediyay in Beesha Caalamku dib u eegis ku sameeyaan go'aankii Somalia looga qaaday...

Maamulka Galmudug muxuu ka yiri hubkii lagu bililiqeystay Cabud-waaq

0
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed uu soo saaray wuxuu kaga hadlay hubkii dhawaan shacabku ku bililiqeysteen Magaalada Cabud-waq ee Gobolka Mudug islamarkaana hoos taga Maamulkaasi. Warsaxaafadeedka waxay ku sheegeen maamulku inuu...

Thabit Cabdi “Qaadistii cunaqabateynta hubka ma ahayn in ay dhasho qulqul hub sharci darro...

0
Gudoomiyihii hore ee Gobolka ee Gobolka Banaadir Thabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay hubkii Dowladu waday ee dhawaan shacabka Cabud-waaq xoog kula wareegeen xili ay hal hal u bililiqeysteen. Masuulkaan ayaa qoraal...

Taliye Gen.Dayax oo Galabta gaaray deegaan dagaal culus uu ku dhexmaray Alshabaab iyo Dowlada+SAWIRRO

0
Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta gaarey aagga Deegaannada Waniile iyo Dhagaxyaale . Dagaanadaan oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud...

Ciidamada Dowlada oo awood ku soo cashanaya hubkii shacabku qaateen

0
CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dowlada Soomaaliya ciidamo iyo gaadiid dagaal  geysay Gobolka Galgaduud gaar ahaan nawaaxiga Magaalada Ceel-waaq oo dhawaan hub Dowladu galbineysay ay qabsadeen maleeshiyaad ka...

Banaan-baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo William Ruto oo Kenya dib uga bilowday

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Nairoobi iyo meelo kale ka bilowday dibad-baxyo shacabku ku dalbanayaan inuu is casilo Madaxweynaha Kenya William Ruto. Dibad baxyada maanta dib u bilowday waxaa ku dhintay hal ruux...

Dowlada Somalia oo war-murtiyeed ka soo saartay dhacdadii Cabud-waaq

0
Warmurtiyeed Muqdisho Luulyo 16-2024: Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ayaa waxay maalintii shalay oo ay taarkiihdu...

ku dhawaad 100-kun qoys oo ku barakacay deegaanada Somaliland

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Sida ay sheegtay Idaacada VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga ku dhawaaq 100-kun qoys ayaa ka barakacay degaano ka tirsan dhulka Maamulka Soomaalida Waqooyi ee Somaliland. Wasaaradda Deegaanka maamulka Somaliland ayaa laga soo...

Maxkamada Ciidamada Juballand oo saaka dil ku fulisay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsanaa+SAWIRRO

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maxkamada Ciidamada ee Maamulka Jubnland ay saaka fulisay dil toogasho ah. Maxkamada waxay saaka dilka toogasho ku fulisay 5 nin oo ka...

C/raxmaan C/shukuur “lama aqbali karo in Dowladu ka aamusto fashilka ka soo wajahay hubka...

0
Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur  Warsame ayaa si kulul uga hadlay sababta ilaa hada Dowlada Somalia uga aamusan tahay dhacdada ka taagan Magaalada Cabud-waaq kadib markii hub Itoobiya ka yimid uu gacanta u...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best mobile networks in 2024, based on our annual

0
Choosing the fine mobile network may be a frightening project with such a lot of options available. The proper community guarantees which you live...