Advertisement

Dowlada oo sheegtay in meydad hor leh oo alshabaab ka tirsanaa laga soo ururshay...

0
WARSAXAAFADEED Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijta looga dilay dagaalkii Ceeldheer. Ceeldheer, 10, June 2024: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa...

Gud.Yabooh oo kulan la qaatay gudoomiye-yaasha Degmooyinka+SAWIRRO

0
Muqdisho- 10-6-2024: Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Muqdisho, kaas oo looga hadlay howlaha horumarinta Caasimadda, gaar...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Qaza

0
Hoggaamiyaha Xamaas Ismaaciil Haniyeh ayaa sheegay in Israa’iil ay isku dayayso in ay hor istaagto dadaallada xabbad joojinta xilli xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken uu safar ku tagayo bariga...

Xamze Cabdi-Barre oo ka hadlay dagaalka maanta Alshabaab looga saaray deegaanka Bulla-Xaaji

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Jubbaland guusha ay ka gaareen dagaalka cadowga looga sifeynayo deegaannada Jubbaland. Ciidanka ayaa...

howlgal ka dhan ah Alshabaab oo laga sameeyay Deg.Ruunirgood

0
Ciidanka Xoogga dalka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa howlgal sifayn ah ka sameeyay degmada Runirgood iyo deegaannada hoostaga ee gobalka Shabeellaha Dhexe Howlgalladaan sifaynta ah ayaa lagu baacsanayay maleeshiyaad Khawaarij ah oo...

Alshabaab oo awood dagaal looga saaray Bulla-Xaaji oo Kismaayo ku dhaw+SAWIRRO

0
BULLA-XAAJI (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo MagaaladaKismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland ayaa sheegaya in dagaal xoogan u maanta deegaanka deegaanka Bulla-Xaaji  ku dhexmaray ciidamada Dowlada iyo kuwa Maamulka Jubland oo garab ah iyo...

Imtixaankii Shahaadiga fasalka 8-aad oo saaka Muqdisho laga daah-furey

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta si rasmi ah u daah furay qaadista imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir.  35,307 ardey ayaa...

Gudiga joogtada Baarlamaanka Somalia oo Kismaayo kulan kula qaatay Gudiga Maamulka Jubaland+SAWIRRO

0
Kismaayo June 10,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ku dhex maray Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Iyo Guddiga...

Maamulka Puntland oo si qarsoodi ah uga dacwooday Dowlada Somalia iyo dalabkeeda

0
GAROWE (DAYNILE.COM)-Maamul Goboleedka Puntland ayaa Qoraal qarsoodi ah wuxuu u dirsaday beesha Caalamka kaasoo ka dhan Dowlada Faderaalka Soomaaiya gaar ahaan khilaafka kala dhexeeya iyo caqabadaha ka soo kordhay. Qoraalka Puntland oo...

Dowlada Itoobiya “ma jirto dalab nooga yimid Dowlada Somalia si aan ciidamadeena usoo baxsano”

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Dowlada Itoobiya ayaa lagu shaaciyay ineeney wali dalab rasmi ah ka helin Dowlada Soomaaliya taasoo ah inay ciidamadiida kala baxaan gobolada dalka meelaha ay ka joogaan. Afhayeenka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best phone camera 2024: Testing the Android and Apple

0
In nowadays’s digital age, a phone's digicam has emerge as considered one of its maximum important functions. Whether you’re capturing circle of relatives moments,...