Ganacsatada Soomaalida ee Islii oo ka walaacsan hadal uu sheegay madaxweynaha Kenya
XIGASHO BBC SOMALIA
Guddiga Ganacsatada xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan hadal uu dhowaan sheegay madaxweynaha Kenya William Ruto, kaasoo ku saabsanaa dhismaha guryaha dhaadheer ee xaafadda.
Maalintii Sabtidii, oo ay...
Sucuudiga oo shuruud ku xirey inay kordhiyan Tirada xujeyda Soomaaliyeed
RIYADH (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa daboolka ka qaaday inuu Wasiirka Xajka iyo Cumrada ka codsaday sidii loo kordhin lahaa tirada xujeyda Soomaaliyeed inta sucuudigu...
Masuuliyiin G/banaadir ka tirsan oo la kulm dhigooda Dalka Sweden+SAWIRRO
Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Sweden ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada...
Madaxweyne Xasan oo khudbad u jeediyay Jaaliyada Soomaaliya ee dalka Norwey
OSLO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasabad ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway u qabteen soo dhaweyntiisa iyagoona taageeray qorshaha Dowlada gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah...
Xasan Cali Kheyre oo si kulul uga hadlay arinta qabuuraha Iskuul-buluusiya
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay arinta amarka Dowlada ee ah in meydadka ku jira qabuuraha iskuul-Buluuisiyo ee Muqdisho laga saaro si halkaasi ciidamada Badda...
Taliye xigeenka Ciidamada lugta Somalia oo Jabuuti kaga qeybgalay xuska maalinta Milateriga+SAWIRRO
sida aan ka soo xiganay raadiyaha Ciidamada Dowlada Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Madey Nuureey sheikh ufurow ayaa safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti.
Taliye General Madey wuxuu Dalka Jabuuti...
Gudoomiye Degmo oo si kulul uga hadlay in lacag laga qaatay dadka maanta meydadka...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Degmada Xamar-jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa galabta si weyn u beeniyay wararka social media la isla dhexmarayo ee ah in meydadka qabriyada iskuul buliisiya lacag la dul dhigay.
Gudoomiyaha wuxuu...
Ra’iisulwasaare Xamze oo la hadlay Ciidamada ku jira xerada Turkisom+SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dhammaan tababarrada kala duwan ee ciidanka qalabka sida, ee ay inaga caawiyaan dowladaha saaxiibka la ah...
Tiktookardii dhawaan xabsiga la dhigay oo kiiskooda loo gudbiyay maxkamada G/banaadir
Sida goor dhaw lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir
Sida goor dhaw lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Xafiiska Xeer-Ilaaliyha Guud ee Qaranka oo gudanaya waajibaadkiisa Sharci ayaa...
Dowlada oo Maanta soo bandhigtay khasaarihii  dhashay Fatahaadihii iyo Daadadkii El-Niño ee sanadkii hore
Sida lagu shaaciyay Warbaahinta Qaranka Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shir lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii...