Advertisement

Warshadii Qaraxyada iyo biraha Gaagiidka ee kooxda Daacish oo duqeyn lagu burburiyay

0
Taliska hawlgalka ciribbtirka kooxda Daacish ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Xalay duqeymo culus oo dhanka cirka ah lagu burburiyay Warshadii oo kooxda Daacish u sameyn jirtay qaraxyada iyo biraha...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Saddex nin oo Israa'iili ah oo maxaabiis ah - Alexander Trufanov, Sagui Dekel-Chen iyo Yair Horn - ayaa lagu sii daayay Gaza si ay Israel u sii deyso 369 Falastiiniyiin...

Fannaan caan ka ahaa Dalka Congo oo lagu dilay magaalada Goma

0
GOMA (DAYNIILE.COM)-Fannaan caan ka ahaa dalka Dr Congo  ayaa lagu dilay magaalada Goma oo dhawaan ay qasbsadeen kooxda Dowlada ku kacsan ee M23,waxaana magaciisa lagu sheegay Delphin Katembo Vinywasiki, inkastoo sidoo...

Xisbiga Himilo Qaran oo shir soconayaa laba maalmood uga furmay Muqdishu

0
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shir maanta uga furmaya muqdishu ayagoo shirkaan looga hadli doono xaaladaha soo cusboonaaday ee ah fara...

Howlgal ay iska kaashadeen Dowlada iyo Jubaland oo lagu soo qabtay sarkaal Alshabaab ka...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Jubbaland ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Lafo-gari, oo hoos yimaada degmada Dhoobley, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxaha argagixisada. Intii uu...

Baarlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo soo saaray go’aamo lagu wajahayo xilliga kala guurka

0
Baarlamaanka SSC-Khaatumo ayaa go’aamiyay in la dhiso guddi ka shaqayn doona samaynta dastuur uu yeelan doono maamulku, iyo in si dhakhso ah loo qabto shirwayne guud oo masiiri ah, kaasoo horseedi...

Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Masuul hore oo waday boonooyin Al-shabaab leedahay

0
Ciidanka difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ayaa gacanta ku dhigay guddoomiyihii hore ee deegaanka Ganuribad ee gobolka Hiiraan oo gaari Noha ah ku siday boonooyin ay laheyd kooxda Al-shabaab. Ninkaan gacanta...

Doorashada Guddoonka Midowga Afrika oo maanta dhaceysa iyo lix dal oo aan maanta...

0
Saacaddaha soo socda   madaxda dalalka Afrika ayaa kulan-madaxeed uga  bilaabanayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Kulankaan waxaa lagu dooran doonnaa Gudoomiyaha Midowga Afrika. “Golaha loo dhan yahay ee madaxda qaaradda ayaa dooranaya...

Puntland oo sheegtay inay burburisay warshad Daacish u sameyn jirtay qaraxyada

0
Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay inay burburiyeen warshad kooxda Daacish ku lahaayeen deegaanka Sheebaab ee buuraleyda Calmiskaad,  taas oo sameyn jirtay walxa qarxa iyo biraha baabuurta ismiidaaminta loo adeegsanayo lagu rakibo. War...

Sweden oo xukun ku riday nin u safray Daacish-ta Soomaaliya

0
Maxkamad ku taalla Sweden ayaa xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah ku riday nin lagu helay inuu ku biiray kooxda Daacish (IS), taasoo ka dhigaysa kiiskii ugu horreeyay...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best power banks in 2024 as tested by our experts

0
In our fast-paced global, staying linked is important, and running out of battery may be a considerable inconvenience. That's where a reliable power bank...