Advertisement

Saraakiil Somaliyed oo ka qalin jabisay Kuliyadda Daraasaadka Amniga iyo Xalinta Khilaafaadka Jaamacad...

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad Firin iyo Wafdi Saraakiil Sare ah oo Hoggaaminaayo ayaa ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska...

Putin oo ka hadlay go’aanka reer Galbeedka ay hantida Ruushka ku siinayaan Ukraine

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku gacan seyray heshiis ay wadamada reer galbeedka ku gaareen in Ukraine ay siiyaan  lacag Ruushka uu leeyahay oo hore looga xanibay. Wadamada G7 ayaa shir...

Dhacdo la yaab leh: Garsoore Maxkamad ku taal Nairobi oo la toogtay markii uu...

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Dhacdadaan waa mid ka mida kuwa ugu yaabka badan ee Afrika lagu arko kadib markii maxkamad Dalka Kenya ku taal mar kaliya ay ka dhex bilaabatay is rasaaseyn dhimasho iyo...

Maxaa kasoo kordhay kiiska Axmed Rashiid oo mar kale maxkamad kasoo muuqday?

0
                 =XIGASHO BBC SOMALIA= Maxkamad Kenya ku taalla ayaa dhowaan dib u furtay dhegeysiga kiiska Axmed Rashiid oo ahaa sarkaal ka tirsan booliisa Kenya kaasoo...

Hay’ada Socdaalka oo daah furtay qorshaha istiraatiijiyadda 5-ta sano soo socota+SAWIRRO

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa daah furay qorshaha istiraatiijiyadda hay’adda ee 5-ta sano ee soo socota. Agaasimaha oo ka hadlay munaasabadda daah furka...

Qorshaha dib u howlgelint Somali Airlines oo meel fiican mareysa

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Axmed Macalin Xasan oo ah Maareeyaha guud ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu soo dhamaaday Wajigii koowaad ee qorshaha dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines. Masuulkaan wuxuu warbaahinta u...

Madaxweyne Xasan oo goor dhaw magacaaay talisyo cusub iyo hogaankooda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxa...

Aqoon-yahan SIR-WEYN ka shifay kadib markii uu baaritaan ku sameeyay Burka iyo Baastada Turkey...

0
Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si iskiis ah u sameeyay baaritaano ku aadan tayada cuntada Soomaaliya ganacsi ahaanta loo keeno kuwaasoo cuduro badan ay ka qaadeen shacabka...

DAAWO: Qisada Askari Somaali baxsad ahaa oo loo adeegsaday Gabar sirdoonka ka tirsan

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Maxkamada Ciidamada Dowlada Somalia la hor keenay askari ka tirsanaa Ciidamada Milatariga kaasoo ka soo baxsaday xabsi ku yaal Magaalada Guri-ceel, ugu danbeyna lagu qabtay Muqdisho. Askarigaan dhibka geystay...

shirka Wasiirada oo maanta laga soo saaray warbixin ku saabsan bixitaanka Ciidamada ATMIS

0
Muqdisho, 13, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin ku saabsan...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best steam irons we’ve tried and tested in 2024

0
Finding the satisfactory steam iron in 2024 can be a frightening assignment given the myriad of options to be had within the market. Whether...