Advertisement

Wasiir Fartaag muxuu kala hadlay Qaramada Midoobe+SAWIRRO

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda  Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuul ka tirsan Qaramada Midoobe. Masuulkaan oo ah Raisedon Zenenga, ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Sheekh Cali Wajiis oo u jawaabay C/raxmaan C/shukuur

0
Sheekh Cali Wajiis ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ugu  jawaabay Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur oo dhawaan ku eedeeyay inuu Dowlada u sharciyeeyay qabuura faagista. Qoraalka Shiikh ayaa sidan u...

Ciidamada Dowlada oo furey wadooyin sanado badan u xirnaa Alshabaab

0
Sida goor dhaw lagu shaaciyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ayaa manta Sibuuxda U isku fureen Wadooyin dhowr iyo Tobansano ay Gocdoomiyen kooxda Maleshiyada Al Shabaab...

Ismaamulka Garissa muxuu ka yiri hadal heynta xariga barasaabka

0
GARISA (DAYNIILE.COM)-War saxaafadeed ka soo baxay Dowladda ismaamulka Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari-Kenya ayaa looga hadlay warar maalmihii ugu dambeeyay baraha bulshada lagu faafiyay in la xirey oo xabsiga la dhigay...

Ciidamada Israa’iil oo Saaka kabaxay magaalada Beita

0
Ciidamada Israel ayaa Saaka  isaga baxay magaalada Beita ee koonfurta Nablus ee daanta galbeed ee la haysto, saacado kadib markii ay xoog ku galeen. Ciidamada ayaa saaka waabarigii soo galay magaalada, iyagoo...

DAAWO: Sh. Maxamed Dirir oo sharaxaya  maalina banka Carafa iyo waxa laga doonayo Xujeyda

0
Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mida muslimiinta sanadkaan gudaneysa acmasha Xajka ayaa ka hdlay fadliga maalinta Carafa,istaaga banka Carafa iyo xalay oo kale halka lagu hoyday ee Mina. Hadaba Maanta oo...

Dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaan ku dhaw Masagawaay

0
MASAGAWAAY (DAYNIILE.COM)-Wararka naga soo garaaya bariga Gobolka Galgaduud ayaa shegaaya inuu dagaal culus xalay ka dhacay halka lagu magacaabao xuseen cagey oo hoos tagta degaanka Masagawaay. "Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka...

Wararkii nugu dambeeyay ee xaalada Qaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Hossam Abu Safiya, oo ah madaxa cisbitaalka Kamaal Adwan, ayaa sheegay in nidaamka caafimaadka ee Gaza uu ku sugan yahay xaalad aad u liidata, ayna ka jirto gabaabsi caafimaad oo...

Howlgal Ciidamada Dowladu maanta ka fuliyeen Xadka Gobolada Baay, Bakool iyo Gedo+SAWIRRO

0
Ciidamo ka tirsan Milatariga Dowlada Faderaalka  Soomaaliya ayaa howlgalo ka dhan ah Alshabaab waxay ka sameeyeen xadka Gobolada Baay, Bakool iyo Gedo. Ciidamadaan oo ah Guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howgalkooda...

Muxuu ku saabsan yahay shirka Madaxweyne Xasan kaga qeybgalay Dalka Switzerland+SAWIRRO

0
Luzern, Juun 14. 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga. Kulankan ayaa waxaa ka qayb...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best coffee machines 2024: Our expert’s favourites tried …

0
In latest coffee-loving world, choosing the precise espresso device can transform your day by day habitual into a delightful experience. Whether you crave a...