Shirkii Baarlamaanka oo furmay iyo Gud. Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika oo ka qeybgalay
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw saaka ah ka furmay Magaalada Muqdisho kulankii Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliyeed kaasoo maanta ajandihiisu yahay qaabilaada Guddoomiyaha Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika, Mudane Jodeph Ntakirutimana kaasoo isaga...
Dagaal ka dhacay duleedka Xudur oo Alshabaab badan lagu dilay ,hubna looga furta
Hawlgal qorsheysan oo guutada 9aad ee qaybta 60aad ee CXDS maanta ay ka fuliyeen gobolka Bokool ayaa lagu diley 9 kamid ah maleeshiyada khawaarijta.
Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka ayaa sidoo...
Muxuu ku saabsan yahay shirka Dowlada Somalia ay ka daah-furtay Nairobi+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daahfuray shir looga hadlaayay dhammeystirka iyo fulinta geedi socodka hindisaha sidii bulshada looga haqabtiri lahaa digniinaha halis-wadareedka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo cadaadis xooggan ku saaray Shacabka inay guri kasta ku xiraan...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maamulada Degmooyinka Muqdisho ayaa cadaadis xooggan waxay ku hayaan shacabka Magaalada Muqdisho inay xirtaan kaamirooyinka qarsoon ee loo yaqaan CCTV kadib amar kaga yimid Maamulka Gobolka Banaadir oo iyagana amar...
Gud. Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika oo Muqdisho soo gaaray kana hor hadlay aqalka...
Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa shalay shir guddoomiyay kulan gaar ah oo uu marti ku ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Ururka...
Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Dowlada Somalia
BUULA-MAREER (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibayDowlada Somaliya,wuxuuna isku soo dhiibay ciidamo ka tirsan Milatariga.
Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Cabdi Maxamed Caraaye oo dhanka Alshabaab looga yaqaan C/rashiid.
Sarkaalkan oo...
Xukuumada Somalia oo soo xirtay kulamo looga hadlayay maqaamka Caasimada+SAWIRRO
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud, ayaa soo xiray Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka, oo shalay iyo maanta Muqdisho ka socday.
Kulan howleedka maqaamka caasimadda...
Dowlada Itoobiya oo Dowlada Somalia kaga amar qaadatay soo gelitaanka Ciidamadeeda Gobolka Hiiraan
Sida ku cadayd Warqad ka soo baxday Wasaarada arimaha Dibada Itoobiya Dowlada Somalia ayay ka dalbadeen inay ciidamo u soo diraan gudaha Gobolka Hiiraan gaar ahaan Magaalada Maxaas si halkaasi ay...
Qaar ka mid ah mucaaradka Turkiga oo ka soo horjeestay ciidankii loo diri lahaa...
=XIGASHO BBC SOMALI=
Qaar ka mid ah mucaaradka Turkiga gaar ahaan kuwa ku jira baarlamaanka dalkaas ayaa waxay walaac kamuujiyeen soojeedintii dhawaan uu golaha baarlamaanka geeyay madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip ErdoÄŸan eek...
Aadan Barre oo mar kale laga qaaday Xilka Wasiirka Difaaca
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Kenya William Ruto ayaa isbedelo kale ku sameeyay xubnaha Wasiirada Difaaca iyo Deegaanka.
Wasiirka Gaashaandhiga waxaa laga qaaday mar kale Aadan Barre Ducaalle,wuxuuna u badalay Wasiirka Deegaanka.
Xilka Wasaarada Gaashaandhiga...