SAWIRRO: Farshaxaniiste reer Falastiin ah oo sawir gacmeedyo ku muujiyay xasuuqa lagu hayo
QAZA (DAYNIILE.COM)-Farshaxaniiste reer Falastiini ah ayaa sawiray muuqaalo dagaal oo ku muujiyay kartoonnada baakadaha lagu keeno gargaarka Gaza.
Farshaxaniste Ahmad Mhanna, oo 40 jir ah ayaa ku sawiray kartoonada bartamaha Marinka Gaza...
Duqa Muqdisho oo Saaka dhagax-dhigay arunta Degmada Xamarweyne+SAWIRRO
Muqdisho, 27 July 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Xarunta Degmada Xamarweyne oo dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameyn doonno.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay...
Dowlada Mareykanka oo Kenya ku canaanatay inaan shacabka la caburin
Dowlada Mareykanka ayaa ku canaanatay Dowlada Kenya inaan la caburin shacabka islamarkaama la ixtiraamo dimuquraadiyada iyo xaqa shacabku u leeyihiin inay isu soo bax ku muujiyaan wixii ay rabaan.
Xoghayaha waaxda arrimaha...
Dowlada Itoobiya oo mar kale u jawaabtay Dowlada Somalia
Warsaxaafadeed af-somali ku qoran oo ka soo baxay Dowlada Itoobiya ayaa looga jawaabay war dhawaan Dowlada Somalia ka soo baxay kaasoo Itoobiya ku dhaliilay in hubkii dhawaan la boobay uu dhankooda...
Fahad_Yaasiin iyo Farmajo oo wada kulamo siyaasadeed oo ka dhan ah Dowlada
Inkastoo xiligii doorashada uusan dhaweyn hadana waxaad moodaa siyaasiyiinta mucaaradka ah ee xukun doonka ah qaarkood inay hada bilaabeen kulamo siyaasadeed iyo soo jiidashada saaxiibo badan.
Fahad_Yaasiin iyo Farmaajo oo saaxiibo ah...
Axmed Madoobe oo safar dhulka ah ku tagay Magaalada Af-madow+SAWIRRO
Iyadoo Ciidamada Jubaland iyo Ciidamada Xooga dalka ay dhawaan isku fureen wadada isku xirta Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayuu Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam maanta safar dhulka ah ku...
Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Hiiraan+SAWIRRO
Moqokori, 26-July-2024: Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta soo gaaray degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan waxaana ku wehlinayay Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle, Xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada, Barlamaanka...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza
Duqeymo cusub oo cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa lagu beegsaday Marinka Gaza, oo ay ku jiraan Khan Younis oo ku yaalla koonfurta, xerada qaxootiga ee Bureij oo...
Dowlada oo mar kale shuruurd ku xirtay in Ciidamada Itoobiya ka howlgalaan Somalia marka...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Faderaalka Somalia ayaa mar kale shuruud ku xirtay in Itoobiya ka mid noqoto ciidamada cusub ee ka howlgeli doona Soomaaliya marka ay baxaan sanadkaan dhamadkiisa kuwa hada ku jooga...
Madaxweyne xigeenka Mareykanka oo kulankii Netanyahu kadib shaacisay ineysan ka aamusi doonin arinta Gaza
WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa ballan qaaday in aysan ka aamuseyn dhibaatada ka taagan Gaza,kadib kulan ay Washington kula qaadatay Natenyahu.
Haweeneydaan oo sidoo kale ah musharaxa madaxweynaha Mareykanka...