Axmed Madoobe oo Af-madow ka wada abaabul ka dhan ah Alshabaab
AF-MADOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shalay Magaalada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose kulan kula qaatay maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warar ku dhaw dhaw Madaxweynaha ayaa...
Maalinta Cudurka Cagaarshowga iyo sharaxaada DRr.Dufle
Cudurka cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya bulshada caalamka ku dhaqan, sidaas darteed sanad kasta 28 July waxaa loo asteeyay maalinta cagaarshowga aduunka (World Hepatitis Day) si bulshada...
Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay inay ciidamadooda Badda u diraan Xeebaha Somalia
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa soo dhaweeyey qaraarka uu maanta ansixiyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Turkiga, kaas oo la xariira in ciidamada badda ee Turkiga loo diro Soomaaliya.
Wasiirka ayaa ku...
Cali Guud-laawe oo maanta mashaariic ka daah-furey Degmada Maqakori+SAWIRRO
Moqokori, 27-July-2024: Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo ay wehliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, Xubno Baarlamaanka Hirshabeelle iyo...
Wasiirada oo maanta ka hadlay Hannaanka qorista qorshaha isbeddelka Qaran+SAWIRRO
Muqdisho, 25, Luulyo 2024:- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey Hannaanka Qorista Qorshaha Isbeddelka Qaran iyo Muhiimmadda uu u leeyahay Xukuumadda.
Hannaanka...
Maxaa looga hadlay Shirkii Maanta ee Xildhibanada Aqalka sare +SAWIRRO
Ku-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare BJFS ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta...
Ra’iisulwasaare Xamze oo Wasiiro cusub ku soo kordhiyay Golaha Wasiirada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee...
DAAWO: Su’aal ka xanaajisay Sharif Sh.Axmed iyo sida uu u bahdilay Ciidamada Xooga Dalka
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kaliya ka soo muuqday baraha bulshada iyo warbaahinta isagoo careysan una jawaabaya wariye su'aal weydiiyay dareenkiisa badashay.
Xildhibaan Shariif oo ka mid ah Hogaamiyayaasha xukun...
Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada reer Gaza
GAZA (DAYNIILE.COM)-Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka bini'aadantinimo ayaa sheegtay in boqolaal Falastiiniyiin ah ay weli ku go'doonsan yihiin bariga Khan Younis iyada oo ay jiraan colaado xooggan, kooxaha samatabbixintana aysan...
Iska hor-imaad ka dhacay Kaniisad Kenya ku taal oo sababay khasaare nafeed
Wararka laga helaayo Dalka Kenya ayaa sheegaya in iska hor-imaad ka dhex dhacay shacab ku jirey kaniisad ay sababtay khasaare nafeed oo soo kala garay dhexdooda.
Kaniisada oo ku taal ismaamulka deegaan...