Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza
QAZA (DAYNIILE.COM)-Taangiyada Israel ayaa la soo sheegayaa inay ku sii durkayaan galbeedka Rafah ee koonfurta Qaza, iyaga oo madaafiic ku garaacaya teendhooyinkii dadka barakacay.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in mid ka...
Maayarka Nairobi oo ka digay in Booliisku awood u adeegsado dibad-baxayaasha
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa si kulul uga hadlay hab dhaqanka Ciidamada Booliiska marka la eego shacabka magaalada ka dhigaya dibad-baxayaasha ay kaga soo hor jeedaan canshuur kordhinta Dowlada.
Johnson...
Shir Garowe ku dhex-maray Guddigga Doorashooyinka iyo Xisbiyada Siyaasadda Puntland.
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐬𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚:
Waxaa Xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland ka qabsoomay shir u dhexeeyey, Guddigga Doorashooyinka iyo Xisbiyada Siyaasadda Puntland.
Kulanka oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiye K/X Guddiga ahna ku simaha Guddoomiyaha...
Ciidamada Qaranka oo maanta ATMIS kala wareegay Hogaanka Amniga Jowhar+SAWIRRO
ATMIS ayaa maanta Saldhigga Howlgalka ee magaalada Jowhar ku wareejisay Ciidamada Amaanka ee Soomaaliya, kaas oo qeyb ka ah Wajiga 3-aad ee dhimista Ciidamada.
Madaxa Injineeriyada Qaybta Militariga ATMIS, Gaashaanle Sare Suleymaan...
Dowlada Somalia oo dooneysa in ATMIS sii joogto Dalka
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa faafisay inay aragtay Dokumentiyo muujinaya in dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay ATMIS dalka sii joogaan lagana laabto qorshihii bixitaanka.
Wakaaladda wararka ee Reuters waxay sidoo kale sheegtay...
Wasiir C/qaadir muxuu kala hadlay Safiirka Dalka Sweden+SAWIRRO
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern ayaa kala hadlay xoojinta dadaalada socda, taageerada dowladda Sweden...
Gud. Maxkamada sare oo maanta u safray Dalka Shiinaha+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Baashe Yuusuf Axmed oo ah Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka iyo wafdi uu hor-kacayo ayaa maanta safar shaqo u aaday dalka Shiinaha.
Gudoomiyaha warar ku dhaw dhaw ayaa sheegaya inuu Shiinaha...
Khilaaf dhaqaale oo soo kala dhex-galay faderaalka iyo Hirshabelle
Waxaa soo baxaya warar sheegaya inuu jiro khilaaf aan wali banaanka iman oo soo kala dhex-galay Xukuumada Faderaalka Soomaaliya iyo Maamulka Hirshabelle kaasoo salka ku haya arimo dhaqaale.
Wararka ayaa tilmaamaya in...
Ra’iisulwasaaraha Xamze oo magacaabay la taliye
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Dr Aweys Cabdullaahi Cali La-taliyaha sare ee dhaqaalaha, ahna Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Dhaqaalaha ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha.
Madaxweynaha oo Dalka dib ugu soo laabtay
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa safaro shaqo wuxuu ku gaaray Dalal dhowr ah sida ...