Advertisement

Shirkii Midowga Afrika oo furmay +SAWIRRO

0
Addis Ababa, Febraayo 15, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda...

Xamaas oo jawaab culus siisay Madaxweynaha Mareykanka

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Dagaal-yahanada Muslimiinta ah ee Xamaas ayaa jawaab culus waxay siiyeen Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump taasoo daba socota hadalkiisii ahaa inuu Gaza la wareegayo kana barakicinaayo shacabka. Kooxda Xamaas oo ah koox...

Sheekada doon-wadihii nibirigu liqay iyo sida cajiibka ah ee uu ku badbaaday

0
                                       XIGASHO BBC SOMALI Doon ku mushaaxe u dhashay dalka Venezuela oo lagu magacabaabo...

Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Sirdoonka Dowlada ee Degmada Luuq

0
LUUQ (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Luuq ee Gobolka Geddo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alshabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Dowlada Somalia gaar ahaan kuwa Nabad sugida iyo sirdoonka qarankla ...

DAAWO:-Wasiir Rooboow oo shaaciyay inay lacag ku dareen duulimaadka Xajka ee sanadkan

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Wasaarada  Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa ka warbixisay isbedello ku yimid duullimaadyada xujeyda sanadkan iyo lacagaha la qoondeeyey. Wasiirka ayaa sheegay in markii 2022-kii...

DEGDEG:Maxkamada Gobolka Banaadir oo u Yeertay Hantidhowraha Guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale kuna...

0
Maxkamada Gobolka Banaadir oo u Yeertay Hantidhowraha Guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale kuna Eedeysay Eedeymo ay mid yihiin Is hor istaag Go’aano Maxkamadeed lifaaqa hoos ka aqriso.

Xanibaadda Qaadka oo Muqdisho ka Jirta: Saameynta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

0
Muddo ku dhow 10 maalmood, Qaadka laga keeno Kenya ee loo iib-keeni jiray Soomaaliya ayaa xaniban, iyadoo ilaa hadda aysan jirin wax qorshe ah oo muujinaya in Qaadkaasi uu soo gaari...

Ciidanka cirka oo maanta u dabaaldegaya 65 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaskooda

0
Ciidanka cirka Soomaaliyeed oo kamid ah qeybaha uu ka koobanyahay xooggga dalku ayaa maanta u dabaaldegaya 65 sano guuradii ka soo wareegtay 15-kii Feebaraayo 1960-kii. Masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo saraakiisha ugu...

Warshadii Qaraxyada iyo biraha Gaagiidka ee kooxda Daacish oo duqeyn lagu burburiyay

0
Taliska hawlgalka ciribbtirka kooxda Daacish ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Xalay duqeymo culus oo dhanka cirka ah lagu burburiyay Warshadii oo kooxda Daacish u sameyn jirtay qaraxyada iyo biraha...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Saddex nin oo Israa'iili ah oo maxaabiis ah - Alexander Trufanov, Sagui Dekel-Chen iyo Yair Horn - ayaa lagu sii daayay Gaza si ay Israel u sii deyso 369 Falastiiniyiin...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...