Advertisement

Wafdi ka socda Urur Goboleedka dhaqaalaha Bariga Afrika oo maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wafdi ka socda Ururka Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdigaan oo si gaar ah uga socday qeybta duulista Rayidka ee Ururka Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika...

Wasiir Tukey ka socda oo adis-ababa u tagay xalinta khilaafka Somalia iyo Itoobiya

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa gaaray Magaalada Adis-ababa ee xarunta Dalka Itoobiya isagoona la kulmay masuuliyiin dalkaasi ka tirsan. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Wasiir Hakan...

Madaxda Hirshabelle maxay kala kulmeen shacabka deegaanada Biya-cadde iyo Miir-taqwe+SAWIRO

0
Biyo-Cadde, 4-August-2024: Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo sii wato safarka shaqo ee uu ku marayo degmooyinka iyo deegaanada goballada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan ayaa maanta...

Ra’iisulwasaaraha oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay xil sare oo ku aadan Ururka Bariga Afrika oo Dowladu dhawaan ku biirtay. Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu...

Hay’adaha Amniga Dowlada oo yeeshay xaalada Xamar looga hadlayo+SAWIRRO

0
Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay'adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed . Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominayay Wasiirka...

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo soo af-jaray colaad Beeleedkii Luuq

0
LUUQ (DAYNIILE.COM)-Odayaal iyo waxgarad kaashanayay Maamulka Jubaland ayaa dhex dhexaadin u sameeyay labada beelood oo dhawaan ku dagaalamay Magaalada Luuq ee Gobolka Geedo. Wada-hadal iyo isu gar dhigasho socoto dhowr asbuuc ayaa...

Maxkamad Maanta xukuntay Gabdhihii Tiktokarada ahaa

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkaamada Gobolka Banaadir ayaa maanta go'aan ka gaartay dacwadii ku socotay gabdhihii caanka ka ahaa Tiktoka kuwasoo Dowladu dhawaan xabsiga dhigtay. Gabadhahaan oo lagu soo dacweeyay kicin dadweyne iyo anshax xumo...

Muxuu yahay garoonka la yaabka leh ee noociisa aan hore loo arag ee Sucuudigu...

0
       =XIGASHO BBC SOMALI= Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay dhisto kow iyo toban garoon oo martigelinaya Koobka Adduunka sanadka 2034-ka. Mid ka mida garoomadaas ayaa la yaab leh, garoonkan ayaa...

Farqiga u dhexeeya tirada dadkii ku shahiday weerarkii Liido iyo kii Zope2

0
Kadib markii Dowladu shaacisay tar-koobka dadkii ku dhintay ama ku shahiiday weerarkii habeen ka hor ka dhacay xeebata Liido ayaa ka dhigan qasaarihii ugu badnaa ee tan iyo wixii ka danbeeyay...

Xamze oo sheegay in Saraakiil loo xirey weerarkii Liido+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka ku dhaawacmay falkii bahalnimada ee kooxaha khawaarijta ah ay xalay Xeebta Liido, ayaa sheegay...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best washing machines

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Washing Machine for Your Home Choosing the right washing gadget for your home can be a frightening project...