Advertisement

Ku dhawaad 50 ruux oo ku dhimatay Dalka Shiinaha kadb roobab da’ay

0
MEIZHOU (DAYNIILE.COM)-Dalka Shiinaha waxaa laga soo sheegayaa inuu ka da'ay roobab roobab wadooyinka qaar jaray gaar ahaan gobolka Guangdong ee koonfurta dalkaasi. Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhintay ka dib markii...

Ruushka oo gantaal weyn ku dhuftay Magaalada labaad ee ugu weyn Dalka Ukraine

0
KHARKIV (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Ruushka ayaa la soo sheegayaa inay gantaalo ama Bam-booyin nuuca la hago ah ku dhufteen guri ku yaal magaalada labaad ee ugu weyn Dalka Ukraine ee Kharkiv. Guriga oo sida...

Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan oo sheegtay inay isla shaqeeyaan Maamulka Somaliland iyo

0
Xildhibaan Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan oo dhawaan baraha bulshada ku soo gudbisay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra'iisulwasaare Xamze Cabdi-Barre ay si cad uga hor istaageen musharaxnimadeeda Xilkii ay u...

Xamze Cabdi-Barre oo dhagax-dhigay dhismo u yeelan doono Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada

0
Muqdisho 22 Juun, 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo ay yeelan doonaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Hay’adaha Isgaarsiinta Qaranka,...

Dagaal ka dhacay inta u dhexeysa Masagawaay iyo Galcad

0
Dagaal ay qaadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo macawsleyda ayaa maanta ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan inta u dhexeysa Magaalooyinka Galcad iyo Masagawaay. Meelaha Ciidamadu weerarka ku qaadeen ayaa la soo...

Kumuu ahaa masuulkii ka tirsanaa Dowladii Maxamed Siyaad Barre ee hadana basaaska u ahaa...

0
Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur ayaa bartiisa Facebook wuxuu ku soo qorey warhixin uu kaga hadlaayo mid ka mida masuuliyiintii ka tirsanaa 5-tii Golaha sare ee Dowladii Maxamed Siyaad Barre kaasoo sirdoonkii...

Antonio Guterres ” Dunidu ma awoodo Lubnaan inay noqoto Gaza kale”

0
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay sida uu noqon karo dagaalka xiligaan u dhexeeya Ciidamada Israa'iil iyo Ururka Islaamiga ah ee Xisbullaah. Masuulkaan wuxuu walaac ka muujiyay in Lubnaan ay...

Ra’iisul-wasaare Xamze oo Saaka daah-furey Imtixaanka Dugsiyada Sare+SAWIRRO

0
Muqdisho, 22, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka badan 37,000 oo...

Midowga Afrika oo taageeray in bixitaanka ATMIS ee Somalia la tartiibiyo

0
Golaha amaanka Midowga Afrika ayaa shalay soo saaray bayaan Kadib codsi dhawaan la sheegay inay Dowlada Soomaaliya u gudbisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobe kaasoo ahaa in dib u eegis lagu...

Tahriibayaal meydadkooda la helay iyo kuwo la badbaadiyay

0
Koox Tahriibayaal ah ayaa la soo sheegayaa inay jasiiradda Canary qaarna ku dhinteen kuwa kalana laga soo badbaadiyay. Markab nuuca lagu dalxiiso ayaa soo badbaadiyay 68 tahriibe halka 5 kalana meydadkooda ay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...